Home / 2017 / July

Monthly Archives: July 2017

Manchister United oo ku dhawaaqday heshiiska Nemanja Matic.

Muqdisho>: Manchester United way ku faraxsantahay in ay ku dhawaaqdo Heshiiska Nemanja Matic, kaas oo ka yimid Chelsea, wuxuu saxiixay sadex sano oo Heshiis ah, wuxuuna dooq u haystaa sanad kale oo dheeraad ah, ayaa lagu qoray mareegta rasmiga ah ...

Read More »

Barcelona oo u dhaqaaqaysa kubbad-sameeye Mesut Ozil.

Muqdisho – Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Arsenal, Mesut Ozil ayay wararku sheegayaan in uu si degdeg ah diiradda ugu fuulay Barcelona si ay ula wareegaan. Sida la warinayay, kooxda Catalan waxaa diiradda u saarnaa xiddiga qadka dhexe ee Liverpool, Philippe ...

Read More »

Jose Mourinho oo ku ilaalinaya Andreas Pereira Manchester United.

Muqdisho – Macalinka Manchester United, Jose Mourinho ayaa caddeeyay in uu doonayo sii heysashada ciyaaryahanka qadka dhexe ee Andreas Pereira. Bilawga xagaagii dhamaaday ayuu xiddigan u baxay amaah isaga oo ku biiray kooxda dalka Spain ka dhisan ee Granada, Brazilian-kan ...

Read More »

Maqal – Barnaamijka Bandhigga Dhaqalaha

Halkan ka dhageyso Barnaamijka Bandhigga Dhaqaalaha. Waxaa inoo diyaariyay wariye Mahad Mahamed Ali.

Read More »

Maqal – Barnaamijka Dalka iyo Dadka.

Halkan ka dhageyso barnaamijka Dalka iyo Dadka.

Read More »

Cano Cristales – Webiga ‘Shanta Midab’ ama Qaanso-roobaad.

Muqdisho – Loo yaqaan ‘Webiga Shanta Midab’ ama ‘Webiga Qaansa-roobaad’, Cano Cristales waa mid kamid ah webiyada ugu cajiibka badan caalamka. Inta ugu badan sanadka, Cano Cristales river oo ku yaalla dalka Colombia kaliya waa mid aan ka duwanayn qulqul ...

Read More »

Maqal – Barnaamijka Dalka iyo Dadka

Halkan ka dhageyso barnaamijka Dalka iyo Dadka.

Read More »

Afarta cayaaryahan ee ugu koobabka badan laacibiinta kubadda cagta.

Muqdisho – Kadib markii kooxda PSG ay ku guulaysatay French Super Cup, xiddigii hore ee kooxda Barcelona difaaca midig uga ciyaari jiray ee Dani Alves ayaa dhaafay Zlatan Ibrahimovic isaga oo noqday laacibka saddexaad ee ugu koobabka badan cayaartoyda ugu ...

Read More »

Pep Guardiola oo doonaya ciyaaryahan kale oo difaac ah.

Muqdisho – Tababaraha kooxda Manchester City, Pep Guardiola ayaa lasoo warinayaa in uu wali suuqa kala iibsiga ugu jiro helidda cayaaryahan cusub oo ka ciyaara difaaca kahor inta aan lasoo gabagabayn dhamaadka bisha August. Muwaadiniinta ayaa horay u qarash gareeyay ...

Read More »

Dhageyso – Barnaamijka Dalka iyo Dadka.

Halkan ka dhageyso barnaamijka Dalka iyo Dadka oo kamid ah barnaamijyada maalinlaha ah ee ka baxa idaacadda Himilo ee Muqdisho.

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan