Home / 2017 / December (page 5)

Monthly Archives: December 2017

Giggs oo xaqiijiyay doonistiisa ku aadan xilka tabbarnimo ee xulka Wales.

Muqdisho – Ryan Giggs ayaa sanadkii 2014-ka si kooban usoo qabtay xilka macalinnimo ee kooxda Manchester United, markii macalin David Moyes laga ceyriyay naadiga, wuxuuna kaaliye u ahaa macalin Van Gaal xilligii uu ku sugnaa kooxda. Kabtankii hore ee Wales ...

Read More »

AC Milan oo dooneysa weeraryahanka  Arsenal ee  Olivier Giroud.

Muqdisho – AC Milan ayaa dooneysa inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Arsenal ee Olivier Giroud si ay wararku sheegayaan. 31 jirkaan ayuu kula taliyay tababare ku xigeenka France Guy Stephan inuu ka tago Emirates Stadium islamarkaana uu raadsado koox uu xilli ...

Read More »

Abaal marinta Ballon d’Or oo caawa la bixin doono, haddaba sidee Messi Iyo Ronaldo ugu kala guuleysten tan iyo 2009-kii.

Muqdisho – Iyadoo kooban halkan  ka dheego. 2008 Cristiano Ronaldo Lionel Messi Fernando Torres 2009 Lionel Messi Cristiano Ronaldo Xavi 2010 Lionel Messi Andres Iniesta Xavi 2011 Lionel Messi Cristiano Ronaldo  Xavi 2012 Lionel Messi Cristiano Ronaldo Andres Iniesta 2013 ...

Read More »

Qiimeynta ciyaartoyda kooxaha Real Madrid iyo Borussia Dortmund.

Muqdisho – Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaar yahankii ugu horreeyay ee gool dhaliya dhammaan lixdii kulan ee wareega group-yada Champions League iyadoo Real Madrid ay 3-2 ku garaacday Dortmund garoonka Bernabeu. Hadaba halkan ka aqiso qiimeyntii ciaartoyda labada koox. Qiimeynta ...

Read More »

Juan Mata oo dalab ka helaya Inter Milan.

Muqdisho – Inter Milan ayaa lagu soo warramayaa inay u soo ban-dhigtay Manchester United saxiixa Joao Mario si ay uga hesho kubad sameeyaheeda Juan Mata. Mata ayaa la joogay Red Devils tan iyo 2014, waxaana uu dhawaan sheegay inuu ku ...

Read More »

Manchester City oo bisha January u dhaqaaqaysa hanashada laacibka Alexis Sanchez.

Muqdisho – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay dalab weyn u dirto weeraryahanka Arsenal, Alexis Sanchez  marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha soo aadan. 28 jirkan ayaa qandaraaskiisa Emirates uu dhacayaa xagaagan, waxaana uu diiday inuu ...

Read More »

Dib-u-raaca Taariikhda Nololeedka Ali Abdalla Saalax – Hoggaamiyihii Halganka dheeraa.

Muqdisho – Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax oo Isniintii ay soo af-jarantay noloshiisa adduunyo, waxa uu ahaa 75 jir 21 Marso 1942 ku dhashay tuulada Baytul Al-ahmar oo hoos timaada deegaanka Sanxaan ee Gobolka Sancaa. Waxa uu ka dhashay qoys sabool ...

Read More »

21 Sep – Maalinta Caalamiga ee Nabadda.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Nabadda waxaa sanadle loo qabtaa 21-ka bisha September si loo garowsado dadaallada shaqsiyaadka, ururrada iyo dowladaha ay ku dhameynayaan colaadaha kuna soo dabaalayaan nabadda. Shibirta ayaa u ah astaan lala xiriiriyo Maalinta Caalamiga ee Nabadda. ...

Read More »

Simeone oo Costa aan kusoo darin safarkooda London oo Chelsea la ciyaari doonaan UCL.

Muqdisho – Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain ayaan u safri doonin waddanka Ingiriiska kulanka ay kooxdiisu Stamford Bridge kula ciyaari doonto naadigiisi hore ee Chelsea. Diego Simeone ayaa go’aansaday in Diego Costa uu uga tago Spain iyada oo Atletico ...

Read More »

Mourinho oo ku niyad weyn in Ibrahimovic ciyaari karo kulanka Man City.

Muqdisho – Weeraryahanka reer Sweden ayaa seegay kulankii ay 3-1 kaga badiyeen kooxda Arsenal, laakiin waxaa laga yaabaa inuu kusoo laabto kulan ay kooxdiisu la ciyaari hoggaamiyeyaasha Premier League ee sanadkan. Tababaraha Manchester United, Jose Mourinho ayaa aaminsan in Zlatan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan