Home / 2019 / August / 21

Daily Archives: August 21, 2019

Luka Jovic Oo Meesha Ka Saaray Inuu Ka Tagayo Real Madrid

Himilo – Weeraryahanka Real Madrid Luka Jovic ayaa shaaca ka qaaday inuusan amaah uga tagi doonin Bernabeu xagaagan. Los Blancos ayaa keliya 21 jirka ka soo iibsatay kooxda Eintracht Frankfurt bilowgii June. Si kastaba ha noqotee, waxaa la soo jeediyay ...

Read More »

Warbixin: In ka badan 2,300 oo shabeel ayaa la dilay qarnigan

Himilo – In ka badan 2,300 oo shabeel ayaa la dilay taniyo bilowgii qarnigan – celcelis sannadka kasta waxaa la qabtaa ugu yaraan 120 shabeel , kuwaa si sharciga baal marsan loo dhoofiyo. Wixii ka dambeeyay 2000, kooxaha deegaanka ayaa ...

Read More »

Layliyaha kooxda United Solskjaer oo go’aamiyay shaqsiga rigoorada u tuuraya

Himilo – Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa u sheegay Marcus Rashford inuu haatan yahay ninka rigoorada u xilsaaran kooxda ka dib markii Paul Pogba uu rigoore ka qasaariyey kulankii Wolves. In kasta oo Marcus Rashford uu shabaqa ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan