Home / 2020 / February

Monthly Archives: February 2020

Matic oo sheegay in Solskjaer uu sameynayo isbadal

Himilo – Nemanja Matic ayaa sheegay in Ole Gunnar Solskjaer uu sameynayo isbadal wanaagsan tan iyo markii uu noqday tababaraha kooxda Manchester United. Ninka reer Norway ayaa shaqada Old Trafford loogu dhiibay si ku-meel-gaar ah muddo 14 billood kahor markii ...

Read More »

Kepa Arrizabalaga oo codsanaya ka tegista Chelsea

Himilo – Kepa Arrizabalaga ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayo ka tegista Chelsea inta lagu guda jiro suuq furanka soo socda. Kaddib khaladaad waaweyn oo ka dhacay, Arrizabalaga ayaa lagu beddalay Willy Caballero horraantii bishan, taasi oo ka dhigtay ...

Read More »

Hindiya oo basaska gaadiidkii hore u beddalaysa musqulo u gaar ah haweenka

Himilo – Haweenka Hindiya ayaa ku qasban inay jaraan masaafo dheer si ay u gaaraan guriga marka ay doonayaan suuli ay ku xaajo gutaan. Tani waxay abuurtay baahida loo qabo musqulo guud oo leh nadaafad oo laga sameeyo dalka dhaca ...

Read More »

Kenya oo mamnuucaysa gowraca dameeraha

Himilo – Wasaaradda beeraha, xoolaha iyo kalluumeysiga Kenya ayaa go’aansatay inay mamnuucdo gowraca dameeraha sabab la xiriirta kororoka falalka lagu xado dameerka si maqaarkiisa loo dhoofiyo. Qoraal laga soo saaray wasaaradda ayaa lagu sheegay in xayiraadda noqotay qasab kaddib markii ...

Read More »

Kumuu ahaa qofka keliya ee la ogyahay in uu dhashay islamarkaana dhintay 29-ka Febraayo?

Himilo – 29 Febraayo waxay timaadaa hal jeer sannad kasta, waxaana loo dabaal deggaa dhalashada dadka tirada yar ee maanta oo kale ku soo biiray dunida. James Milne Wilson oo ahaa ra’iisul wasaarihii gobalka Tasmania ee Australia intii u dhaxaysay ...

Read More »

Manchester United oo iibin karta David de Gea

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ka arrinsaneyso suurtagalnimada iibinta goolhayaha koowaad ee kooxda David de Gea suuq furanka xagaaga. De Gea ayaa qalinka ugu duugay United heshiis cusub bishii September ee tagtay laakiin sida laga soo ...

Read More »

Bayern Munich oo xiriir la sameysay wakiilka Roberto Firmino

Himilo – Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa inay la xiriirtay wakiilka Roberto Firmino si looga wada hadlo suurtagalnimada in weeraryahanka Liverpool uu kamid noqdo Bayern sida ay qortay warbaahinta Ian McGarry. Horraantii bishan, waxaa la soo wariyay in Bayern ...

Read More »

Malaysia : Shaqaale diyaaradeed oo la ceyriyay sabab ku saabsan miisaankeeda

Himilo – Shirkadda duulimaadka diyaaradaha Malaysia ayaa shaqada ka ceyrisay haweenay kamid ah shaqaalaheeda  sabab la xiriirta miisaankeeda. Inna Melissa ayaa shaqadeeda ku weysay inka yar 500 Garaam oo culeyska jirkeeda ah iyada oo la shaqeynaysay shirkadda muddo 25 sanno ...

Read More »

Man United oo Arsenal kula tartameysa saxiixa Blaise Matuidi

Manchester United ayaa kula tartameysa Arsenal saxiixa khadka dhexe ee Juventus Blaise Matuidi oo diyaar u ah in uu ka dhaqaaqo kooxdiisa. Cayaaryahanka 32 jirka ah ayaa Juventus kaga soo biiray PSG sannadkii 2017-ka isaga oo u saftay kooxda reer ...

Read More »

Scotland: 59 jir la ganaaxay kaddib markii uu si xun ula dhaqmay xoolo u dhaqanayay

Himilo – Dalka Scotland, nin xoolo dhaqato ah ayaa qirtay in uu si xun ula dhaqmay xayawaan kaddib markii muuqaal la faafiyay uu muujiyay isaga oo garaacaya Ido. William Brown oo 59 jirka ah ayaa lagu ganaaxay 715 doolar iyada ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan