Home / 2020 / February / 01

Daily Archives: February 1, 2020

Manchester United oo la soo wareegi karta weeraryahan cusub xagaagan

Himilo – Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Jadon Sancho ayaa la soo warinayaa in uu bartilmaameed u noqon karo Manchester United suuq furanka xagaaga. Man United ayaa sameysay labo saxiix suuq furanka bishii Janaayo; waxay la saxiixdeen Jadon Sancho oo heshiis ...

Read More »

Masar oo sugeysa dhalashada cunuggii buuxin lahaa tirada 100-ka Milyan ee shacabka dalkaasi

Himilo – Masar ayaa rajeynaysa dhalashada cunuggii buuxin lahaa tirada 100 Milyan ee shacabka dalkaasi sida laga soo xigtay waaxda tirakoobyada. Mas’uul katirsan sanduukha QM ee dadka Masar Alexander Poderosa ayaa sheegay in dhalashada cunugga la filayo uu kamid noqon  ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoonkaal

Read More »

Setien “Waan ilmeeyay markii aan arkay dadaalka Dembele ee tababarka.”

Himilo – Tababaraha kooxda Barcelona Quique Setien ayaa sheegay in uu ilmeeyay markii uu arkay diiradda uu Ousmane Dembele saaray tababarka isaga oo xusay in uu aaminsan yahay in uu noqon karo sida cayaaryahan  dhawaan laga saxiixay heshiis. Cayaaryahanka 22 ...

Read More »

Indonesia oo abaal-marin siineysa qofkii qoorta yaxaas ka soo saara taayar mooto

Himilo – Maamulka gobal ku yaalla dalka Indonesia ayaa u ballan qaaday abaal-marin qof kasta oo leh geesinimo ku-filan oo uu qoorta yaxaas kaga soo saarayo taayar mooto. Sida laga soo xigtay wakaalada Indonesia, yaxaaska oo dhiririkiisu yahay 4 Mitir ...

Read More »

Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 73aad

Read More »

Jaban: Tirada shaqaalaha ajnabiga ah oo korortay

Himilo – Tirada dadka ajnabiga ah ee ka shaqeeya Jabaan ayaa lagu soo waramayaa inay korortay tan iyo bishii October ee tagtay. Xoggo cusub oo soo baxay ayaa muujiyay in tirada shaqaalaha shisheeye ee Jabaan inay gaartay 1.6 Milyan qofood; ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan