Himilo – Tababaraha kooxda Barcelona Quique Setien ayaa qiray in uu rajo wanaagsan ka qabo in Barcelona ka dhigi karto Lionel Messi mid farraxsan si loogu qanciyo in uu sii joogo kooxda. Qandaraaska cayaaryahanka reer Argentine ayaa ku eg dhammaadka ...
Read More »Daily Archives: February 2, 2020
92 sanno jir u dhalatay Belgium-ka oo Islaamka qaadatay markii ay raad ku yeesheen deriskeeda
Himilo – Georgette Lepaulle waa haweeneyda ugu da’da weyn dalka Belgium-ka, hadda waa 92-jir. Sannadkii lasoo dhaafay ayay islaamtay kaddib markii ay ku dhiira geliyeen qoys Muslim oo ay deris ahaayeen. Muhammed oo ah qofka ku dhiira geliyay in ay ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Doorasho
Juventus oo diyaarineysa £150 Milyan oo ay ku dooneyso van Dijk
Himilo – Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar la tahay £150 Milyan oo ay ku dooneyso daafaca kooxda Liverpool Virgil van Dijk xagaagan. Van Dijk ayaa sameeyay bandhig ka dhigay daafaca ugu wanaagsan caalamka tan iyo markii uu Liverpool ...
Read More »Haweenay geeriyootay iyada oo ka qeyb galaysa tartan ku saabsan cunnista buskut
Himilo – Haweenay u dhalatay Australia ayaa geeriyootay iyada oo ka qeyb galaysa tartan dhaqameedka gaarka ah ee cunnista buskutka magaalada Harvey Bay ee dalkaasi. Bogga News 9 ayaa soo wariyay dhacdada intii lagu guda jiray dabaal degyada qaranka ee ...
Read More »Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 74aad
Lakulan – 60 jirka ay reer Hindiya ugu yeeraan ‘Ninka Keynta’
Himilo – Magaciisu waa Jadaf Payeng, waa 60 sanno jir beeraley ah, waxa uu ku nool yahay guri iska meel dhexaad ah oo ku yaalla Waqoyiga Hindiya balse dhinaca danbe ee hoygiisa waxa uu ku arkay geedo sii dhimanaya, wabiga ...
Read More »