Home / 2020 / February / 05

Daily Archives: February 5, 2020

Chelsea oo dalab u diri karta Hakim Ziyech

Himilo – Chelsea ayaa la soo wariyay inay u dhaqaaqi karto weeraryahanka kooxda Ajax Hakim Ziyech suuq furanka xagaagan. Kooxda ayaa la filayay inay xoojiso safkeeda suuq furankii bishii Janaayo markii meesha laga saaray xannibaadii ka heysatay suuqa. Tababare Frank ...

Read More »

Maxay tahay sababta ganacsade reer Canada ah u gubay $1,000,000?

Himilo – Dhacdo layaab leh oo mar la arag ah, ganacsade u dhashay Canada ayaa gubay 1 Milyan doolar oo kaash ah si aysan u helin haweenay ay kala tageen. Lacagta waxay qeyb ka ahayd xalka furriinka labada qofood. Bruce ...

Read More »

Sidee farriin WhatsApp ah u badbaadisay 50 jir doonayay in uu isdilo?

Himilo – Dalka Talyaaniga, farriin WhatsApp ah ayaa badbaadisay nin doonayay in uu ka taqaluso naftiisa sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Booliiska maxaliga ah ee magaalada Rho ee dalka Talyaaniga ayaa ku guuleystay inay badbaadiyaan 50 jir doonayay in ...

Read More »

Manchester United oo diiradda saaraysa khad dhexe katirsan Aston Villa

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diiradda saarayso saxiixa khadka dhexe ee kooxda Aston Villa Jack Grealish xagaagan iyada oo cayaaryahanka Leicester City ee James Maddison uu ku dhaw yahay in uu qandaraas cusub u saxiixo kooxdiisa. ...

Read More »

Shiinaha oo abaal-marin ku bixinaya macluumaadka cid kasta oo booqatay Wuhan

Himilo – Maamulka Shiinaha ayaa dadaal xooggan ku bixinaya sidii loo xakameyn lahaa caabuqa Coronavirus oo ka dillaacay magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha. Xukuumadda ayaa dooneysa in la xero dhammaan albaabada uu ku faafi karo caabuqa iyada oo si dhaw ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan