Himilo – Wakiilka cayaaryahanka Jack Grealish ayaa ku adkeystay in laacibka khadka dhexe uu diiradda saarayo in uu Aston villa ka caawiyo in aysan dib ugu laaban horyaalka Ingiriiska isaga oo beeniyay in uu wadahadallo kula jiro Man United. 24 ...
Read More »Daily Archives: June 23, 2020
Halkee ayay ku taallaa xeebta biyaha kulul?
Himilo – Wali ma suuraysatay xeeb biyaheedu kulul yihiin? Taasi waxaad ugu tagaysaa dalka New Zealand. Iyada oo dhacda xeebta bari ee gacanka Coromandel – 175 km ka fog Auckland, Hot Water Beach waxay magacan ku heshay duleellada hoose ee ...
Read More »Chelsea oo rajo ka qabta inay u kordhiso qandaraaska Willian iyo Pedro
Himilo – Chelsea ayaa ku guda jirta wadahadallada cayaaryahannada Willian iyo Pedro si ay uga saxiixdo heshiisyo muddo kordhin aan badneyn. Iyada oo qandaraasyada cayaaryahannada la filayo inay dhacaan dhammaadka bisha June, waxaa la filayaa in labada laacib ka tagaan ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag
Wax ka baro 10-ka dal ee qaaradda Afrika ugu dhulka weyn
Himilo – Afrika waa Qaaradda Labaad ee ugu weyn adduunka kaddib Aasiya. Waxayna ka kooban tahay dhowr iyo 50 dal kuwaas oo isugu jira kuwa dhawaan la yagleelay iyo kuwo tan iyo isticmaarkii soo jiray. Waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa ...
Read More »