Himilo – Inter ayaa wadahadallo adag kula jirta Sandro Tonali, laakiin dalabkooda 35-ta milyan euro ayaa weli ah meel fog oo ka baxsan qiimaha 50-ka milyan euro oo ay dooneyso Brescia. Agaasime Beppe Marotta ayaa mashquul ku ah bishaan, madaama ...
Read More »Monthly Archives: June 2020
Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Lakulan – Ninka xaaqa wadooyinka ee hantidiisa ugu yabooha agoonta!
Himilo – Sida laga soo xigtay warbaahinta dalka Shiinaha, 58 jir nadiifiya wadooyinka ayaa lagu tilmaamay in uu yahay halyeey kaddib markii uu 27 kun oo doolar ugu deeqay carruurta saboolka ah 30-kii sanno ee la soo dhaafay. Mr Zhao ...
Read More »Arsenal oo dooneysa khad dhexe katirsan Porto
Himilo – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay bartilmaameed ka dhiganeyso khadka dhexe ee kooxda Porto Danilo Pereira suuq furanka xagaaga. Iyada oo Matteo Guendouzi ka tagayo garoonka Emirates Stadium, Mikel Arteta ayaa ka fekeraya beddalka 21 jirka. Sida laga ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Doorasho
Sidee ayay tahay in aan xil isaga saarno ballanta?
Himilo – Ilaalinta ballantu waa lagama maarmaan. Waa arrin la isku raacsanyahay oo la wada ogolyahay goob kasta iyo dhaqan walba oo adduunka ka jira. Si dadku ugu wada shaqeeyaan si hagaagsan oo meelmar ah, waxaa lamahuraan ah in la ...
Read More »Atletico Madrid oo dooneysa saxiixa Mario Gotze
Himilo – Cayaaryahanka ku guuleystay koobka adduunka ee Mario Gotze ayaa la soo warinayaa in uu bartilmaameed u yahay kooxda Atletico Madrid. Gotze ayaa la tilmaamayaa in uu ka tagayo Borussia Dortmund isaga oo ku baxaya suuq furan dhammaadka bisha, ...
Read More »Hallerbos – Keynta buluugga ah ee Biljamka
Himilo – Badi waqtiyada sannadka, Hallerbos waa mid qurux badan iyo mid aan la xusi karin oo dhacda bartamaha Biljam una dhow magaalada Brussels. Si kastaba, bilaha April iyo May, waxay isku badashaa Keynta Buluugga ah soo jiidasho dabiici ah ...
Read More »Fred oo heshiis cusub u saxiixaya Man United
Himilo – Cayaaryahanka khadka dhexe ee Brazilian-ka ah Fred ayaa lagu soo warinayaa in uu heshiis cusub qalinka ugu duugayo kooxda Manchester United. 27 jirka ayaa markii hore ku dhibtooday garoonka Old Trafford kaddib markii uu ka soo dhaqaaqay Shakhtar ...
Read More »