Home / 2020 / July (page 8)

Monthly Archives: July 2020

Sawirro: Jeegaantii gubaneysay oo lagu arkay Japan!

Himilo – Japan waxay caan ku tahay hal-abuurka iyo wax soo saarka sancada nuucyadeeda kala jaadka ah, balse waxay sidoo kale gaar u leedahay jeegaanta dhif ah oo lagu arkay heegada sare ee caasimadda Tokyo. Wax lagu murmay inay yihiin ...

Read More »

Everton oo Arsenal kula tartameysa John Stones

Himilo – Daafaca Manchester City ee John Stones ayaa sida la soo warinayo bartilmaameed u noqonaya kooxda Everton. Inkasta oo cayaaryahanka reer England uu saftay 129 kulan oo Man City ah haddana waxaa la tilmaamayaa in City diyaar u tahay ...

Read More »

Laba Maxbuus oo – kahor intaanay baxsan -Xabsi ku dhaafay Warqad ku saabsan sababta baxsigooda.

Himilo – Saxaafadda Talyaaniga ayaa tebinaysa sheekada laba maxbuus oo ku xirnaa jeelka Rebibbia kuwaas oo – kahor inta aanay ka baxsan xabsiga – ku dhaafay warqad ay ku muujinayaan sababta ay u baxsanayaan. Waxay sidoo kale balanqaadeen inay kusoo ...

Read More »

Chelsea oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Pau Torres

Himilo – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro cayaaryahanka kooxda Villarreal ee Pau Torres. 23 jirka ayaa kamid ah daafacyadda ugu muhiimsan ee Villarreal isaga oo ka soo muuqday 29 kulan oo La Liga ...

Read More »

La kulan – Ninka Wuhan ugu cayilnaan badnaaday intii xayiraaddu saarneyd

Himilo – 26 jir Shiinees ah oo ku nool magaaladii uu kasoo bilowday xanuunka Corona ee Wuhan ayaa noqday qofka ugu cayilan kaddib markii culaabtiisa ay ku korortay 100 kilogaram shantii bilood oo xayiraaddu saarneyd magaalada. Ninkan oo magaciisa lagu ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Diego Simeone oo ka hadlay sida Griezmann uu ugu dhibtoonayo Barcelona

Himilo – Tababaraha Atletico Madrid ayaa sheegay in uu la yaabay in cayaaryahankiisii hore ee kooxda Antoine Griezmann uu soo galay kulankii xalay ee Barcelona iyo Ateltico daqiiqadihii ugu danbeeyay. Diego Simeone ayaa sheegay in uusan heyn erayo uu dareenka ...

Read More »

Arsenal oo heshiis wakhti dheer ka saxiixaysa Bukayo Saka

Himilo – Arsenal ayaa la soo warinayaa inay guul weyn ka sameysay wadahadallada ku saabsan heshiis laga saxiixo cayaaryahanka Bukayo Saka. Inkasta oo 18 jirka uu iska dhigay cayaaryahan muhiim ah xilli cayaareedkan, haddana qandaraaskiisa ayaa waxaa ka harsan muddo ...

Read More »

Mafi Dova – Xaafad in lagu dhalo ay danbi tahay!

Himilo – Xaafadda Mafi Dova ee koofurta Ghana waxaa ku nool shan kun oo qof oo midkoodna uusan ku dhalan gudaheeda. In lagu dhalo carruur dhexdeeda waxaa loo arkaa mid aan la qaadan karin sababo caqiido oo ay rumeysan yihiin ...

Read More »

La kulan – Ninkii naafadda ahaa ee beeray 17,000 geedo ah!

Himilo – Ma Sanxiao, oo ah 70 jir lugey howl-gab hore oo ciidamada Shiinaha katirsan ah, kuna nool Jingjxing, waqooyiga Shiinaha, wuxuu 19-kii sanno ee lasoo dhaafay noloshii ku soo qaatay dhir-beerista – isaga oo ku guuleystay inuu sameeyo keyn ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan