Himilo – Kooxda Buyer Munich, ayaa dib usoo cusbooneysiisay xiisaheeda xiddigga garabka kaga ciyaara kooxda Chelsea ee Callum Hudson-Odoi, sida ay warisay Sky Germany. Hudson-Odoi, ayaa lala xiriirinayaa illaa dhowr dalab, waxaana ka mid ah mid ku kacaya 35 milyan ...
Read More »Monthly Archives: September 2020
Caruus xabsiga la dhigay xafladiisii aqal-galka kadib
Himilo – Boliiska magaalada Ras Al Khaimah ee waqooyiga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xabsi dhigay aroos cusub, markii uu dhigtay xaflad aqal-gal ah. Waxa uu wajahayaa eedeyn ah inuusan raacin hab-raacyada loo dajiyay la dagaalanka Feyruska Corona iyo inuu baraha ...
Read More »Sawir sabab u noqday dhimashada Dhallaan
Himilo – Wiil laba sanno iyo bar jir ah ayey baddu la tagtay wadanka Hindiya, xilli hooyadii ay ku mashquulsaneyd galidda sawir Salfie ah. Boliiska ayaa sheegay in haweeyneydan iyo caruurteeda ay ku sugnaayeen xeebta magaalada Alappuzha. Mar ay isku ...
Read More »Brighton & Hove Albion iyo Chelsea oo isku arki doona garoonka Amex Stadium
Himilo – Kooxaha Chelsea iyo Brighton ayaa hardan waxaa caawa uu ku dhex mari doonaa garoonka Amex Stadium, iyadoo laba kooxba ay doonayaan in mid waliba ay guul ku billaabato horyaalka Premier League. Xilli diyaareedkii hore, Chelsea waxey kaalinta afaraad ...
Read More »Tottenham oo xiiseyneysa xiddigga Southampton ee Danny Ings
Himilo – Kooxda Tottenham Hotspur ayaa la warinayaa inay xiisa wayn u qabto xiddigga weerarka kaga ciyaara kooxd Southampton ee Danny Ings. Iyada oo la taagan yahay waqti ay naadiga Hotspour u baahan tahay xiddig caawiya harry Kane, ayaa tababare ...
Read More »Bangladesh oo Taleefano amaah ah siineysa ardayda saboolka ah
Himilo – Dowladda Bangladesh, ayaa tageera dhaqaale siineysa arday saboolka ah si ay ula jaan qaadaan cashirada habka fogaan aragga ah ku baxaya inta lagu jiro xayiraadda Feyruska Corona. Lacagta oo deyn ah ayaa wajigeeda koowaad looga faa’iideeyay 23,587 arday ...
Read More »La kulan: Haweeneyda tima jaraha ku leh Sacuudi Carabiya
Himilo – Muuqaal koobnaa oo ku baahay baraha bulshada, ayaa lagu arkay haweeneey Sacuudi Carabiya u dhalatay oo goob timaha lagu qurxiyo ku leh galbeedka dalkaasi. Waxaa la arkayay iyada oo wadata af-saab oo timaha u jareysa wiil yar, xilli ...
Read More »Kooxda Dijon oo hogaamineysa tartanka loogu jiro saxiixa laacibka Bristol City ee Famara Diedhiou
Himilo – kooxdan ka ciyaarta horyaalka League 1 Faransiiska, ayaa hogaamineysa loolanka loogu jiro soo qaadashada xidigga weerarka kaga ciyaara Bristol City ee Famara Diedhiou. Sida ay qortay wakaaladda PA news, Dijon ayaa dadaal xoogan ku bixineysa saxiixa ciyaariyahankan 27-jirka ...
Read More »Chelsea oo iibin doonta afar ciyaariyahan oo uu ku jiro Jorginho si ay u hesho Declan Rice
Himilo – Kooxda Chelsea, ayaa la werinayaa inay kala diri doonto afar kamid ah xidigaheeda si ay lacag ugu hesho saxiixa ciyaariyahanka kooxda West Ham United ee Declan Rice. Chelsea ayaa la fahansan yahay inay hadda u jiheystay dhinaca Rice, ...
Read More »19-jir la ganaaxay markii uu casuumaad u fidiyey 50-ruux
Himilo – 19-jir arday ah ayaa lagu amray inuu bixiyo ganaax lacageed oo dhan £10,000, oo u dhiganta 12,979 doolar,Walibana uu raaciyo raali galin kadib markii uu dad asxaabtiisa ah ku casuumay gurigiisa. Waxaa guriga ardayda oo ku yaala Nottingham, ...
Read More »
Radio Himilo
