Home / 2020 / October (page 5)

Monthly Archives: October 2020

Nin si kadis ah u liqay Caday

Himilo – Caday amaba rumey dhirirkiisu yahay 19cm ayaa laga soo saaray caloosha bukaan xanuunsanaa 24-saac. 39-jirkaan ayaa doonay inuu nadiifiyo qeybta danbe ee carabkiisa markii uu si kadis ah ugu fakaday cadaydii uu isticmaalayay. Dhul gaaraya 100km ayuu u ...

Read More »

Real Madrid oo Barcelona kaga horreysa tartanka Kylian Mbappe

Himilo – Mustaqbalka weeraryahanka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe waxa uu ahaa mowduudc taagan muddooyinkii lasoo dhaafay, iyadoo ay jireen hadallo badan oo ku aadan in laacibkan xagaaga soo aadan uu naadiga ka tegayo. Kylian Mbappé ayaa kulankiisii ugu horreeyay ...

Read More »

Miralem Pjanic oo markiisii ugu horreysay kusoo bilaabanaya safka Barcelona

Himilo – Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa magacaabay safka kooxdiisa  tartanka UEFA Champions League ciyaarta ay wajahayaan Ferencvaros, xilli laacibka Miralem Pjanic uu markiisii ugu horreysay kasoo muuqan doona kooxda reer Catalan sida ay werisay barcablaugranes. Barcelona ayaa Pjanić ...

Read More »

Afar ciyaaryahan oo dib ugu soo laabtay Man Utd kahor kulanka ay wajahayaan PSG

Himilo – Manchester United tababaraheeda Ole Gunnar Solskjaer ayaa heli doona afar ciyaaryahan, kuwaasi oo ciyaari doona Champions League ciyaarta ay wajihi doonaan PSG. Edinson Cavani oo Red Devils ugu soo biiray si bilaash ah xagaagan, ayaa soo qaatay 14 ...

Read More »

Liverpool oo bisha Janaayo u dhaqaaqi doonta beddelka Virgil van Dijk

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa quudareynta in ay u dhaqaaqaan bisha Janaayo laacibka Brighton & Hove Albion daafaca dhexe ugu ciyaara Ben White, si uu beddel suuragal ah ugu noqdo Virgil van Dijk oo seegaya naadiga inta ka ...

Read More »

Sideed jir xanaaneysa Mas

Himilo – Inbar oo ah sideed jir waxey barkat yare ee ku taala barxadda gurigooda kula dabaalataa si maalinle ah mas yar oo ay xanaaneysato. Waa ay ku faraxsan tahay in Belle uu la nool yahay, iyada oo sheegtay inuu ...

Read More »

Kiisaska COVID-19 ee caalamka oo sare u dhaafay 40-milyan.

Himilo – Sida lagu shaaciyay xog uruurin ay sameeysay jaamacadda Johns Hopkins, dad ka badan 40-milyan iyo 107-kun oo ruux oo ku nool caalamka ayaa qaaday feyruska Karona. 32 maalin kahor dadka qaaday feyruska ayaa ahaa 30-milyan, taasi oo muujineysa ...

Read More »

Daraasad: 60% dadka dunida waxa ay ka walaacsan yihiin badqabka cunada ay qaataan

Himilo – Cilmibaaris ay sameeysay shirkadda baarista ee Gallup, ayaa waxaa lagu ogaaday welwelka ay dadka ku nool caalamka ka qabaan cunada ay sida maalinlaha ah u quutaan. Natiijada daraasadda oo afti lagu weydiiyay 150-kun oo ruux oo ku kala ...

Read More »

Mareykanka: Waxaa halkii ugu sareeysay gaaray kiisaska Covid-19 tan iyo July

Himilo – Kiisas ka badan 70,450 oo Covid-19 ah ayaa jimcihii laga diiwaan galiyay Mareykanka, taas oo ka dhigan kuwii ugu tirada badnaa ee maalin qura lasoo wariyo tan iyo bishii tagtay ee July. Gobolada ugu badan ee kiisaska Coronavirus ...

Read More »

Zlatan Ibrahimovic xitaa haddii uu 39 sano jiro lama celin karo

Himilo – Marna ma joojin kartid Ibra, weeraryahankan ayaa saameyn ku yeeshay San Siro kaddib markii Rossoneri ka caawiyay guul ay ka gaareen naadiga ay xafiiltamaan. Kulankii darbi Milan guusha waxaa Rossoneri u horseeday Zlatan Ibrahimovic kaasi oo sheegay in ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan