Himilo – Tallaalkii ugu horreeyay ee tayeysan ee coronavirus, waxa uu 90% ka hortagi karaa in qofku ku dhaco cudurka covid-19, sida ay muujineyso natiijada tijaabo la mariyay dad ku sugan dalalka Mareykanka, Germany, Brazil, Argentina, Koofur Africa iyo Turkiga. ...
Read More »Daily Archives: November 10, 2020
La kulna: Ninka Type-ka ku garaaca wadada dhinaceeda
Himilo – Ka hor inta aanan la helin hindisaha fariin danabeedka inoo sahlay inaan shido li’ ku wadaagno fariimaha, waxaa la is dhaafsan jiray warqado lagu garaacay type, kuwaas oo in la helayo ay qaadan jirtay maalmo amaba todobaadyo, sugitaankeeda ...
Read More »Taiwan: Tirada Xayawaanada guri joogga ah ayaa ka badan tan caruurta
Himilo – Marka aad mareyso wadooyinka caasimadda dalka Taiwan ee Taipei layaab ma ah inaad aragtid dad baabuurta lagu kaxeeya caruurta ku sida xayawaanada dab joogta ah sida Eyda iyo Bisadaha. Sida uu daabacay The Guardian, tirada xayawaanada la rabbaayadeysto ...
Read More »