Yearly Archives: 2020
Ninka ugu da’da weyn shaqaalaha adduunka oo howl-gab noqonaya!
Himilo – Ninka ugu weyn shaqaalaha adduunka oo dhan ayaa shaaciyay in uu howl-gab ka noqonayo shaqada isaga oo da’diisa tahay 102 jir. Sida ay qortay wakaalada AP, Bob Vollmer oo ka shaqeeya gobalka Indiana ee Mareykanka ayaa qorsheynaya in ...
Read More »Waa maxay walaaca Koonfur Kuuriya ka qabto shaarbaha safiirka Mareykanka ee Seoul?
Himilo – Inkasta oo ay jiraan khataro iyo baqdimo badan oo ay Koonfur Kuuriya dareemayso haddana waxaa jira walaac badan oo uu dalkan ka muujinayo shaarbaha safiirka Mareykanka. Dadka u dhashay Koonfur Kuuriya ayaa argagax ku dareema aragtida shaarbaha safiirka ...
Read More »Pochettino “Barcelona waa mid kamid ah kooxaha ugu waaweyn adduunka.”
Himilo – Mauricio Pochettino ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo shaqada xigta ee uu qaban karo laakiin waxa uu meesha ka saaray in uu ku laabanayo horyaalka Ingiriiska. Tababarihii hore ee kooxda Tottenham oo shaqada laga ceyriyay bishii November ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 60aad
Daanyeero qoysas ka barakaciyay tuulo ku taalla Hindiya
Himilo – Boqalaal daanyeero ah ayaa ku qasbay dadka deegaanka tuulo ku taalla dalka Hindiya inay ka barakacaan guryahooda kaddib markii daanyeerada baabi’iyeen dalagooda islamarkaana geysteen burbur baaxad leh. Sida uu qoray wargeyska Daily Mail, ku dhawaad 20 qoys ayaa ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 59aad
Lamaanayaal xafladooda arooska ku dhigtay meel ku dhaw foolkaano
Himilo – Lamaanayaal u dhashay Philippines ayaa ku adkeystay inay ku dhigtaan xafladda arooskooda meel ku dhaw folkaanaha Taal sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujiyay lamaanayaasha Chino iyo Palomar oo arooskooda uu ka ...
Read More »Pep Guardiola ma qorsheynayo in uu ka tago Man City xilli hore
Himilo – Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa la soo wariyay in uusan xilli hore ka tagi doonin garoonka Etihad Stadium. Iyada oo City dhibco badan ka danbeyso kooxda Liverpool ee hoggaamineysa horyaalka Ingiriiska, waxaa soo baxayay warar badan oo ...
Read More »RW Boris Johnson oo ka hadlay miisaankiisa
Himilo – Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu dhimmo qeyb kamid ah miisaankiisa laakiin taasi kama dhigna ayuu yiri in aan iska joojiyo cuntada aan xiiseeyo. Boris Johnson ayaa ku sheegay wareysi uu bixiyay in ...
Read More »
Radio Himilo
