Himilo – Liverpool ayaa qorsheynaysa in ay ku dhaqaaqdo Jadon Sancho xagaaga soo socda haddii Man United ku guuldareysato in ay heshiis la gaarto xiddiga Borussia Dortmund. Cayaaryahanka Ingiriiska ayaa aha bartilmaameedka koowaad ee Man United kahor ol-olaha 2020-21 xilli ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Shiinaha – Qoys Shinni la nool muddo 15 sanno ah!
Himilo – Aragga kolonyo Shinni ah oo hareerahaada ka gunuunacaysa waxay ku filan tahay inay kugu rido argagax, hayeeshe hal qoys oo Shiinees ah ayaa gurigooda kula noolaa muddo 15 sanno ah. Waxay xattaa ka guran jireen malabka iyaga oo ...
Read More »Arsenal oo diyaarineysa heshiiska qandaraaska cusub ee Aubameyang
Himilo – Arsenal ayaa diyaarineysa warqadaha heshiiska cusub ee cayaaryahanka Pierre-Emerick Aubameyang sid ay tilmaamayaan warbixinno. Inkasta oo qandaraaskiisa ay ka harsan tahay muddo ka yar sannad, haddana cayaaryahanka reer Gabon ayaa qalinka ku duugaya heshiis cusub oo uu la ...
Read More »Shan cunno ku yareey cayilka calooshaada
Himilo – Waxaa jira dhibaatooyin ay badi ka cawdaan da’da culus jir ahaan. Dunida inta gaajada ka cabata ayaa ka badan inta culeyska iyo cayilka ka cabata. Si taas hadaba xal muuqda loogu helo ayaa waxaa la soo ogaaday inay ...
Read More »Juventus oo iibin karta Cristiano Ronaldo
Himilo – Juventus ayaa ka arrinsaneysa in ay iibiso cayaaryahanka Cristiano Ronaldo xagaagan haddii loola yimaado dalab macquul ah. Ronaldo ayaa illaa iyo immika u saftay Juventus 89 kulan isaga oo dhaliyay 65 gool. Si kasta, marka la eego culeysyada ...
Read More »Lakulan – Ninka darba-jiifta ugu deeqa kabo ay xirtaan
Himilo – Dagane ku nool New York, Andre McDonnell wuxuu waqtigiisa nasiinada badi ku qaataa u qeybinta kabo dadka darbi-jiifta ah. Helidda ururkiisa samafalka ee loo yaqaan ‘Its From the Sole,’ deeqsiga 42-jirka ah wuxuu qeybiyay in ka badan 5,000 ...
Read More »Pochettino oo noqonaya tababaraha xiga ee Man City
Himilo – Mauricio Pochettino ayaa noqon kara tababaraha xiga ee Manchester City haddii Pep Guardiola ka tago kooxda. Shaki badan ayaa ku hareereysan mustaqbalka Guardiola kaddib markii si niyad jab leh ay kooxdiisa uga hartay tartanka Champions League. 49 jirka ...
Read More »Halkee ayuu ku yaallaa matxafka lagu keydiyo xusuusta xiriirrada go’ay
Himilo – Matxafka Xiriirada Go’ay wuxuu kamid yahay goobaha si la yaabka leh loogu dalxiiska tago caalamka. Halkan, dadka imaanaya waxay u riyaaqaan daawashada dhammaan nuucyada sheekooyinka iyo agabyada xusuusashada leh oo ay ku deeqaan dadka qalbi-jabku soo gaaro ee ...
Read More »Wadahadalladii Chelsea ee Kai Havertz oo hakad galay
Himilo – Chelsea iyo Bayer Leverkusen ayaa la soo warinayaa in aysan ku dhaweyn heshiis ku saabsan cayaaryahanka Kai Havertz sida ay tilmaamayaan warbixinno. Wararka ayaa sheegaya in lagu heshiin laa’yahay qiimaha lacageed ee cayaaryahanka oo dhaliyay islamarkaana caawiyay 38 ...
Read More »Maxay tahay sababta aan saaxiibbo ugu baahanahay?
Himilo – Mid kamid ah tiirarka ugu muhiimsan balse si liidata looga fahmay xerada cilmiga kasmo-nafeedka waa doorka saaxiibadu ku leeyihiin nolosheenna. Wax iska caadi ayay u muuqataa inaan si qoto dheer loo qaadaa-dhigin ahmiyadda saaxiibadu noogu fadhiyaan. Dhinac kasta ...
Read More »
Radio Himilo
