Himilo – Geel guri-jante ah oo afka qalaadna lagu yiraahdo ‘homesick’ ayaa degay qalbiyada malaayiin Shiinees ah kaddib markii la ogaaday inuu fogaan dhan 100 km usoo jaray si uu dib ugu soo noqdo guriga mulkiilihii lahaa – sideed bilood ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Man City oo wali wadahadallo ku saabsan Torres kula jirta Valencia
Himilo – Mancheste City ayaa lagu soo waramayaa inay wali wadahadallo kula jirto kooxda Valencia iyad dooneysa saxiixa Ferran Torres. City ayaa galeysa suuqa kaddib markii laga qaaday xannibaadii labada sanno ee koobka Yurub, taasi oo sidoo kale xoojineysa niyadda ...
Read More »Man United oo aan ka soo bixi karin dalabka lacageed ee Sancho.
Himilo – Manchester United ayaa diidan inay bixiso £110m oo ah dalabka lacageed ee cayaaryahanka kooxda Borussia Dortmund Jadon Sancho. Sancho ayaa si weyn loola xiriiriyay Man United oo ku qasban inay oggolaato lacag badan kaddib markii ay u soo ...
Read More »28 July – Maalinta caalamiga ee Cagaarshowga
Himilo – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga waxaa la xusaa 28 July sannad kasta si dunida loogu mideeyo kor u qaadista wacyiga la xiriira mushikiladda guud ee cudurka iyo in lagu dhiirr-geliyo is-baddal dhab ah. Waa maalin fursad looga dhigay biirinta ...
Read More »Man City oo dooneysa saxiixa Dani Ceballos
Himilo – Manchester City ayaa xiiseynaysa saxiixa cayaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Dani Ceballos inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. 23 jirka ayaa ammaah ku jooga Arsenal ol-olaha 2019-20 isaga oo dhaliyay labo gool islamarkaana caawiyay labo kale ...
Read More »Xaqiiqooyin dhowr ah oo ku saabsan Kaneecada
Himilo – Marka Eebe Qur’ankiisa ku tilmaamayo inuu tusaale dadka uga soo qaadanayo cayayaanka duula siiba Duqsiga, dadka Ilaahay qeyrkiisa caabuda – waxaa lagu cusleysiiyay inaanay abuuri karin Duqsi xittaa hadday iskugu tagaan – hadduu Duqsigu wax ka qaatana aysan ...
Read More »Barcelona oo dhageysaneysa dalabaadka Antoine Griezmann
Himilo – Barcelona ayaa diyaar u ah in ay dhageysato dalabaadka cayaaryahanka Antoine Griezmann inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Griezmann ayaa Barcelona kaga soo biiray Atletico bishii July ee sannadkii hore laakiin cayaaryahanka Faransiiska ah ayaa ku dhibtooday ...
Read More »La kulan – Nin 4,000 Shinbiro ah quudiya maalin kasta.
Himilo – 64-jirka lagu magacaabo Sekar wuxuu ku qaatay in loogu yeero ‘Shinbiroolaha Chennai’ deeqdiisa haqab-tiraysa kumaankunka shinbiraha parakeets-ka la yiraahdo. Maalin kasta wuxuu qabtaa kulanti ay iskugu yimaadaan 4,000 oo shinbiro ah gurigiisa ku yaalla Chennai, dalka Hindiya. La-falgalkiisa ...
Read More »Man United oo diiday kordhinta heshiisyada KMG ee Sanches iyo Smalling
Himilo – Man United ayaa meesha ka saartay suurtagalnimada in ay fasaxdo Alexis Sanchez iyo Chris Smalling oo ammaah uga maqan illaa dhammaadka Europa League. Labada cayaaryahan ayaa heshiis ku-meel-gaar ah ugu biiray Inter Milan billowgii xilli cayaareedkan. Sida qorshaha ...
Read More »Arsenal £13.6m ku dooneysa cayaaryahanka katirsan Sporting Lisbon
Himilo – Arsenal ayaa £13.6m ku dooneysa garabka kooxda Sporting Lisbon Joelson Fernandes. 17 jirka ayaa ka soo baxay akaadeemiyadda kooxda isaga oo noqday cayaaryahankii ugu da’da yaraa ee kulan ku soo billowda. Kooxo badan sida Barcelona iyo Juventus ayaa ...
Read More »
Radio Himilo
