Yearly Archives: 2020
Sidee ayay tahay in aan xil isaga saarno ballanta?
Himilo – Ilaalinta ballantu waa lagama maarmaan. Waa arrin la isku raacsanyahay oo la wada ogolyahay goob kasta iyo dhaqan walba oo adduunka ka jira. Si dadku ugu wada shaqeeyaan si hagaagsan oo meelmar ah, waxaa lamahuraan ah in la ...
Read More »Atletico Madrid oo dooneysa saxiixa Mario Gotze
Himilo – Cayaaryahanka ku guuleystay koobka adduunka ee Mario Gotze ayaa la soo warinayaa in uu bartilmaameed u yahay kooxda Atletico Madrid. Gotze ayaa la tilmaamayaa in uu ka tagayo Borussia Dortmund isaga oo ku baxaya suuq furan dhammaadka bisha, ...
Read More »Hallerbos – Keynta buluugga ah ee Biljamka
Himilo – Badi waqtiyada sannadka, Hallerbos waa mid qurux badan iyo mid aan la xusi karin oo dhacda bartamaha Biljam una dhow magaalada Brussels. Si kastaba, bilaha April iyo May, waxay isku badashaa Keynta Buluugga ah soo jiidasho dabiici ah ...
Read More »Fred oo heshiis cusub u saxiixaya Man United
Himilo – Cayaaryahanka khadka dhexe ee Brazilian-ka ah Fred ayaa lagu soo warinayaa in uu heshiis cusub qalinka ugu duugayo kooxda Manchester United. 27 jirka ayaa markii hore ku dhibtooday garoonka Old Trafford kaddib markii uu ka soo dhaqaaqay Shakhtar ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoonkaal
Wax ka ogow biya-dhaca ugu dheer adduunka
Himilo – Biya-dhaca Angel ee ku yaalla Koonfur Ameerika waa midka ugu dheer biya-dhacyada adduunka. Waxa uu ku dhex-yaal xarunta Canaima National Park ee dalka Venezuela, Angel sidoo kale waa mid kamid ah biya-dhacyada ugu quruxda badan dunida. Waxay 802 ...
Read More »Man City oo hoggaamineysa tartanka loogu jiro Koulibaly
Himilo – Daafaca kooxda Napoli Kalidou Koulibaly ayaa lagu soo waramayaa in uu rumeysan yahay in uu heysto fursad weyn oo uu ugu biiri karo Manchester City inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Cayaaryahanka reer Senegal ayaa loo oggolaan ...
Read More »Maxay dadka gurran la gaar yihiin?
Himilo – Sida aalaba raad-galku ku arooro, wuxuu ku raarmaa ugu yaraan run ahaantiisa. Balse waxaa jira siyaalo dhowr ah oo dadka gacanta bidix wax ku qora oo Soomaalidu u taqaan Gureey loogu tilmaami karo dad fariid ah. Mid kamid ...
Read More »Wakiilka Grealish “ Majiraan wadahadallo uu laacibka kula jiro Man United.”
Himilo – Wakiilka cayaaryahanka Jack Grealish ayaa ku adkeystay in laacibka khadka dhexe uu diiradda saarayo in uu Aston villa ka caawiyo in aysan dib ugu laaban horyaalka Ingiriiska isaga oo beeniyay in uu wadahadallo kula jiro Man United. 24 ...
Read More »
Radio Himilo
