Home / 2020 (page 63)

Yearly Archives: 2020

Man United oo loo sheegay lacagta lagu heli karo Ansu Fati

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in loo sheegay inay la yimaadaan adduun dhan £153m haddii ay doonayaan saxiixa weeraryahanka Barcelona Ansu Fati inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Kooxda Red Devils ayaa si weyn loola xiriiriyay ...

Read More »

Wax ka ogow Geed seytuunka ugu cimriga dheer dhulka Falastiin

Himilo – Sheekada ku saabsan geed Seytuunka ugu cimriga dheer dhulka Falastiin oo la yiraahdo al-Badawi ayaa dad badan is-weydiinayaan goortuu curtay iyo inta uu sii jiri karo gu’ ahaan. Geedku wuxuu ku yaallaa xaafadda al-Walaja, oo shan kilomitir u ...

Read More »

Tottenham Hotspur oo dooneysa Thomas Meunier

Himilo – Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso saxiixa daafaca kooxda PSG Thomas Meunier. Kaddib markii uu muddo afar sanno ah joogay Parc des Princes, cayaaryahanka daafaca ah ayaa qorsheynaya in uu ka tago kooxda heysata horyaalka Faransiiska ...

Read More »

Miyuu isbadalka cimilada saameyn ku leeyahay dhalashada lab iyo dhedig?

Himilo – Saynisyahano katirsan machadka Hugai ee dalka Jabaan ayaa shaaciyay in isbadalada iyo musiibooyinka xagga cimilada inay saameyn ku leeyihiin dhalashada carruurta iyadoo wiilasha yihiin kuwa ugu nugul. Sida laga soo xigtay baarayaasha, duruufaha cimilada ee xun ayaa saameeyay ...

Read More »

Waa in aad beertaa labo geed mar kasta oo aad guri ka dhisaneyso dalkan!

Himilo – Si looga shaqeeyo billicda deegaanka, maxkamadda sarre ee Lahore ayaa ku dhawaaqday inay waajib tahay in qofka uu ugu yaraan talaalo labo geed marka uu dhisanayo guri. Isaga oo akhrinayay warqad furan oo la xiriirta wasakhda deegaanka ayaa ...

Read More »

Mareykanka: Bukaan ka soo kabsaday Karoona oo lagu dallacay 1 Milyan oo doolar!

Himilo – Muwaadin u dhashay Mareykanka oo ka soo kabsaday xannuunka safmarka ah ee Karoona ayaa si kedis ula kulmay dhacdo layaab leh inkasta oo uu sheegay in uu yahay qof nasiib badan. Sida uu qoray wargeyska Seattle Times, Mikel ...

Read More »

Maqal- Barnamijka Aqoonkaal

Read More »

Arsenal oo iibineysa Ainsley Maitland-Niles

Himilo – Arsenal ayaa la soo warinayaa inay iibineyso Ainsley Maitland-Niles inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga iyada oo ku dooneysa adduun dhan £20m. 22 jirka ayaa ka soo muuqdayb 24 kulan xilli cayaareedkan inkasta oo uusan ka soo ...

Read More »

Dhalashadaada labaad ayaad ka heli kartaa dalalkan haddii aad maal-gashato!

Himilo – Ma dooneysaa in aad hesho baasaboor cusub oo kuu fududeeya socdaalkaaga caalamka. Ma aha layaab oo dad badan ayaa raadiya jinsiyad labaad iyaga oo maal-gelin ka sameynaya qaar kamid ah dalalka. Dalal dhowr ah ayaa siiya dhalashadooda maal-gashatada ...

Read More »

Real Madrid oo u dhaqaaqaysa Raheem Sterling

Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaaa inay u dhaqaaqayso saxiixa weeraryahanka Man City Raheem Sterling si ay u keento garoonka Bernabeu inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. 25 jirka ayaa sameeyay bandhig wanaagsan ol-olaha 2019-20 isaga oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan