Himilo – Haweenka waxay matalaan kala bar dadka caalamka hase ahaatee kama dhigna tiradan sida haweenka ku yihiin suuqa shaqada ama liiska maalqabeenada caalamka. Sidaasi oo ay tahay, waxaa jira haween tiro yar oo lagu tiriyo maalqabeenada dunida, waxaana liiska ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Dybala oo ka hadlay kooxda uu ku biiri karo
Himilo – Weeraryahanka Juventus Paulo Dybala ayaa qiray in uu jeclaan lahaa in uu ka barbar cayaaro laacibka kooxda Barcelona. 26 jirka ayaa boos joogta ah ka heysta kooxda Juventus ee tababare Maurizio Sarri kaddib markii uu ku dhawaaday in ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Kaswadaag
Sheekada qoyskii – 30 sanno kaddib – dib ula midoobay wiilkooda
Himilo – 34 jir isaga oo yar laga iibsaday qoys aan ilmo dhalin oo ku nool 1,000 fogaan u jirta degmadii uu ku dhashay ayaa dib ula midoobaya labadiisa waalid kuwaas oo aan marnaba ka quusan raadintiisa. Mao Yin wuxuu ...
Read More »Leicester City oo lacag rikoor ah ku dalbaneysa Ben Chilwell
Himilo – Leicester City ayaa lacag rikoor ah ku dooneysa cayaaryahanka ay xiiseynayso Chelsea ee Ben Chilwell sida ay tilmaamayaan warbixinno soo baxay. Cayaaryahanka reer England ayaa la rumeysan yahay in uu diiradda u saaran yahay kooxda Blues marka ay ...
Read More »8 June- Maalinta caalamiga ee badweynta
Himilo – Maalinta badweynta dunida waxaa markii ugu horreysay lagu dhawaaqay 8-dii bishii June sannadkii 1992 shir ka dhacay magaalada Rio de Janeiro oo barbar socday shirkii Qaramada Midoobay ee deegaanka iyo horumarinta (UNCED) kaasi oo noqday fursad ay ururada ...
Read More »Neymar oo aan wali ka rajo dhigin ku laabashada Barcelona
Himilo – Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Neymar ayaa wali rajo ka qaba in uu ku laabto Barcelona inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Cayaaryahanka reer Brazil ayaa si weyn loola xiriiriyay in uu u dhaqaaqi karo Cam Nou kahor ...
Read More »Farriin caafimaad oo u digaysa ragga aan khuraacan!
Himilo – Natiijada daraasad ay sameysay jaamacadda Harvard ayaa tilmaamtay in ragga aan khuraacan markasta ay u nugul yihiin cuduradda ku dhaca wadnaha gaar ahaan xanuun xanniba dhiigga taga wadnaha. Wargeyska “Circulation” ayaa daabacay baaritaanka oo qeexay in ragga aanan ...
Read More »7-da June: Maalinta caalmiga ah ee badbaadada cunnada
Himilo – Waa sannadkii labaad oo la xusayo maalinta Badbaadada Cuntada Adduunka iyada oo sannad kasta 7-da Juun loo dabaal deggo si loo dhiirri geliyo ficillada lagu caawinayo ka hortagga, ogaanshiyaha iyo maaraynta halista cuntada soo wajaheysa, islamarkaana gacan laga ...
Read More »West Ham United oo hoggaamineysa tartanka loogu jiro Batshuayi
Himilo – West Ham United ayaa loo badinayaa inay tahay kooxda ugu cad cad tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Chelsea Michy Batshuayi. Sida laga soo xigtay The Express, 26 jirka ayaa la soo warinayaa in uu u dhaqaaqayo garoonka London ...
Read More »
Radio Himilo
