Home / 2020 (page 66)

Yearly Archives: 2020

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Cudurrada dhimirka: $16 Tiriliyoon ayaa ku baxeysa illaa 2030-ka

Himilo – Warbixin cusub ayaa daaha ka qaaday in haddii aan waxba laga qaban cudurrada dhimirka ee dunida ku soo kordhaya illaa sanadka 2030-ka in lagu weynayo dhaqaale ka badan 16 Tiriliyoon oo doolar. Warbixinta majalada Lancet ayaa lagu xusay ...

Read More »

Man United oo Real kaga hormareysa saxiixa Donny van de Beek

Himilo – Manchester United ayaa ka arrinsaneysa cusbooneysiinta xiisaha cayaaryahanka khadka dhexe ee Ajax Donny van de Beek. Inkasta oo kooxda horyaalka Ingiriiska lala xiriiriyay laacibka qaranka Netherlands haddana tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa la tilmaamayaa in uu diiradda saarayo ...

Read More »

Chelsea oo dooneysa saxiixa Ben Chilwell

Himilo – Cayaaryahanka Ben Chilwell ayaa lagu soo waramayaa in uu bartilmaameed u yahay kooxda Chelsea oo dooneysa inay la wareegto xagaaga. Chelsea ayaa ku jirta suuqa iyada oo dooneysa in weeraryahanka RB Leipzig  Timo Werner ay ka saxiixdo heshiis ...

Read More »

Wax ka ogow saameynta iskaalshada/siksaanta lagu jiifto

Himilo – Tan iyo muddo sannado ah, waxay dood badan ka taagan tahay dhaqanka dad badan oo ku jiifta iskaalshada ama siksaanta hase ahaatee waxay hadda u muuqataa in si cilmiyeysan looga jawaabi karo saameynta arrintaasi. Dalka Mareykanka, 44% dadka ...

Read More »

Maqal- Bar Aqoon-kaal

Read More »

Man United oo ka doorbiddeysa Maddison cayaaryahan kale

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diiradda saarayso saxiixa kabtanka Aston Villa Jack Grealish iyada oo ka doorbiddeysa James Maddison. Kooxda reer England ayaa la rumeysan yahay inay ku jirto suuqa iyada oo raadineysa cayaaryahan khadka dhexe ...

Read More »

Sawirro: Lamaanayaal ku qasbay ka qeyb galayaashaa arooskooda sharciga kala durkista

Himilo – Xannuunka safmarka ah ee Karoona ayaa si weyn u beddalay hab-nololeedkeenna. Af-shareerka iyo nadaafadda kuma jiraan liiska go’aanadeenna doorashada ee maanta balse waa waajib uu ku qasban yahay qof kasta. Kala durkista ayaa iyaduna ah xalka keliya ee ...

Read More »

Sababta Hanan iyo John ay u qaateen Diinta Islaamka

Himilo – Qaadashada Islaamka soddon sano kahor, Hanan Sandercock waxay sheegtay inay ka go’neyd helidda diin ay nafteedu ku qanacdo iyo bulsho si daah-furan uga shaafisa su’aalaha maankeeda xulaya. Waxay ka dhalatay qoys Masiixi ah oo sannadkii 1990 yimid Cardiff ...

Read More »

Mesut Ozil oo caqabad kala kulmaya shirkadda Adidas

Himilo – Mesut Ozil ayaa la rumeysan yahay in uu wajihi doono caqabad ah in aan loo cusbooneysiin doonin xagaagan heshiiska uu kula jiro shirkadda Adidas kaddib todobo sanno.  Xiddiga Arsenal ayaa sannadkii 2013, waxa uu heshiis ku kacaya qiimo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan