Monthly Archives: May 2021
Thiago Silva oo heshiis kordhin u sameynaya kooxda Chelsea
Himilo – Thiago Silva ayaa lagu soo waramayaa inuu sii joogi doono Chelsea ugu yaraan xilli ciyaareed kale madaama labada dhinac ay ku heshiiyeen in qandaraaska la kordhiyo. Halyeeygan daafaca dhexe, oo 37 jirsan doona dabayaaqadda sannadkaan, ayaa si bilaash ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 78aad
Iidda: Carruurta iyo Qoryaha lagu Dagaallamo
Himilo — Abdi Maxumud Aadan wuxuu subax walba usoo shaqo tagaa ka ganacsiga walxaha ay carruurtu ku ciyaarto oo ay kamid yihiin qoryaha. Waana markii uu arkay sida ubadka Somaaliyeed ay ugu go’ayaan ku ciyaarista agabyada ka sameysan hubka macmalka ...
Read More »Inter Milan oo dooneysa lasoo wareegidda xiddiga Marcos Alonso
Himilo – Tababaraha kooxda Inter Milan Antonio Conte ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu dib ula midoobo daafaca bidix ee kooxda Chelsea, Marcos Alonso oo ku sugan San Siro xagaagan. Ciyaaryahanka reer Spain ayaa si joogta ah ugu soo ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 77aad
Edinson Cavani oo heshiiska u kordhinaya Manchester United
Himilo – Weeraryahanka Manchester United Edinson Cavani ayaa ogoolaaday inuu kordhiyo joogitaankiisa Old Trafford. Ciyaaryahankii hore ee PSG ayaa si xor ah ugu biiray Manchester United isagoo heshiis hal sanno ah u saxiixay xagaagii lasoo dhaafay. Sida laga soo xigtay ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 76aad
Australia: Qoysaska Muslimiinta oo carruurtooda baraya inay soomaan
Himilo – Qoysaska muslimiinta ee ku nool Australia ayaa billaabay inay carruurtooda barayaan soomidda iyaga oo aan gaarin da’dii qaan-gaarka ee uu ku waajibayay. Shamza Gaffoor waa hooyada labo gabdhood oo kala jira shan iyo toddobo sano, warbaahinta ABC waxay ...
Read More »
Radio Himilo
