Monthly Archives: May 2021
Raphael Varane oo seegaya kulanka lugta labaad ee Champions League
Himilo – Real Madrid ayaa xaqiijisay in daafaca kooxda ee Raphael Varane uu dhaawac kasoo gaaray dhanka muruqa isla markaana uu seegi doono kulanka lugta labaad ee Champions League heerkiisa afar dhammaadka oo ay Arbacada la ciyaari doonaan Chelsea. Chelsea ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 72aad
Britain: Maxaa haweenka loogu diiday masaajidda qaar bishan Radamaan
Himilo – Malaayiin muslimiin ah oo ku nool daafaha dunida ayaa gudanaya waajibaadka bisha Ramadaan iyagoo cibaadadooda xoojinaya maadaama lagu jiro tobankii dambe, balse qaar ka mid ah masaajidda UK ayaan loo ogoleyn inay haweenku ku tukadaan salaadaha bishan. Almas ...
Read More »Real Madrid iyo Man Utd oo ku dagaalamaya xiddiga ka ciyaara Premier League
Himilo – Real Madrid iyo Manchester United ayaa isha ku haya inay safkooda kusoo daraan xiddig khadka dhexe oo daafaca ka ciyaara. Sida laga soo xigtay shabakadda Isbaanishka ee Fichajes, labada kooxba waxay il gaar ah ku hayaan laacibka kooxda ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 71aad
Liverpool oo diyaar u ah iibinta Naby Keita
Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay albaabada u furtay Naby Keita in uu ka tegi karo ka kooxda inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. 26 jirkaan ayaa inta badan ku dhibtooday inuu soo bandhigo qaab ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 70aad
Durbaan tume dadka u kiciya saxuurta oo lagu weeraray Turkiga
Himilo – Nin loo maleynayo soo galooti oo ku nool degmada Sisli ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa la dhaawacay kadib markii Mindi lagu weeraray. Sanad kasta inta lagu jiro bisha ramadaan waddooyinka dalkaas, waxaa isugu oo baxa xilliga ...
Read More »
Radio Himilo
