Himilo – Xiddiga garabka uga ciyaara West Ham United Felipe Anderson ayaa wadahadal kula jiro Lazio si uu si joogta ah ugu laabto kooxda ka dhisan Serie A. 28 jirkaan ayaa u ciyaaray West Ham xilli ciyaareedkii 2018-19 ee Premier ...
Read More »Daily Archives: July 3, 2021
Maalinta Caalamiga ee Iskaashatooyinka
Himilo — Saddexda July waa Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka. Waxaa hal-ku-dheg snnadkan loo qaatay xuskeeda uu yahay Si-wadajir wax ugu dhiska hagaagsan. Iskaashatooyinka dunida kuu nool waxay hoosta ka xariiqi doonaan tabaha iyo hababka ay ula kulmi karaan baahiyaha ...
Read More »