Daily Archives: July 15, 2021
Man City oo u weecatay dhanka xiddiga Bayern Munich Lewandowski
Himilo – Manchester City ayaa isha ku heysa Robert Lewandowski iyadoo raadineysa bedel weeraryahanka Tottenham Hotspur Harry Kane, sida lagu sheegay warbixin. City ayaa loo maleynayay inay u aqoonsatay Kane inuu yahay bartilmaameedka weerarka dhexe xagaagan, laakiin Daniel Levy ayaa ...
Read More »