Himilo – Ellen Johnson sirleaf waa madaxweynihii 24aad ee dalka Liberia iyo haweeneydii ugu horreysay ee dal African ah madaxweyne loogu doorto, bishii May ee sanadkii 2012-ka. Sirleaf lix sanno ay ku bixisay sidii dalkeeda uu uga bixi lahaa dagaalkii ...
Read More »Monthly Archives: November 2021
Dunida oo markii 1aad laga dhisayo magaalo biyaha dul sabbayneysa
Himilo – Marka la gaaro sanadka 2025 mid ka mid ah magaalo xeebeedyada Koofurta Kuuriya, waxaa laga dhisi doonaa magaalo badda dul sabbaynaysa markii ugu horreysa taariikhda dunida. Mashruucan waxaa taageeraysa Qaramada Midoobay, ujeedadiisu waxay tahay in bani’aadanka laga badbaadiyo ...
Read More »Waa kuwee Aabbayaasha iyo Wiilashooda iska soo garab muuqday,Heer Maamul iyo Ciyaarba
Himilo – Ciyaaryahankii hore ee Manchester United Phil Neville ayaa laga yaabaa inuu galo xaalad xun xilli ciyaareedka soo socda ka dib markii uu wiilkiisa u soo dalacsiiyay kooxda koobaad ee Inter Miami. Harvey Neville wuxuu ka soo kici doonaa ...
Read More »Macluumaad ku saabsan harada Victoria
Himilo – Harada Victoria sidoo kale waxaa loo-yaqaan Harada Nyanza ‘ Victoria Nyanza’ waa harada ugu weyn Africa iyo isha biyaha siisa webiga Nile waxa ay dhacdaa dalalalka Tanzania, Uganda iyo Kenya, cabbirka ay kufadhiso harada Victoria waxa uu gaarayaa ...
Read More »Yay ahaayeen ciyaartoydii ku guulaystay kubbadda dahabka ah ee ka dhacay raadaarka kubbada cagta
Himilo – Xiddiga da’da yar ee Barcelona Pedri ayaa loo magacaabay wiilka dahabiga ah ee FIFA sanadka 2021 isagoo Spain u saftay sanad taariikhi ah oo cajiib ah. 18-sano jirkaan ayaa kasoo dhalaalay Barca ka hor inta uusan u ciyaarin ...
Read More »Laba maalin oo aad soontaa isbuucii waxey kaa cawin kartaa inaad miisaanka iska dhinto
Himilo – Ugu yaraantii 2.8 milyan oo ruux ayaa sanadkii caalamka ugu dhinta xaalado ka dhashay cayilka xad dhaafka ah ee afka qalaad lagu yiraahdo Obesity, sida ku dhigan mareegta WHO. Dadkan badigood waxey ku nool yihiin dalalka dhaqaalahoodu xooggan ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan webiga Nile
Himilo – Nile keliya ma ahan webiga ugu dheer Africa sidoo kale waa wabiga ugu dheer caalamka. Dhererkiiua wuxuu gaarayaa 4,000 oo miles, webigani waxa uu muhiim u yahay Africa kumanaan sanno illaa iyo maanta Halkee ayuu dhacaa wabiga Nile? ...
Read More »Maxaad ka ogtahay ciyaaryahano kubbadda cagta ah oo guursaday gabdho ciyaartoy ah
Himilo – Maahmaahdii hore waxay tiraahdaa ha ku darin ganacsiga iyo raaxaysi – laakiin ciyaartoy badan oo kubbadda cagta ah ayaa taas iska indhatiray sannado badan. In kasta oo laga yaabo in aanay iska hor imanayn, haddana ciyaartoyda ragga ah ...
Read More »Shan ciyaartoy oo xirfadoodii baabi’iyay kadib markii ay China ugu guureen lacag aad u badan
Himilo – Hal mar, waxay u muuqatay in dhammaan xiddigaha kubbadda cagta ugu sarreeya ay aad ugu dhowdahay inay ku biiraan koox ka dhisan Shiinaha sidii ay ugu dhaqaaqeen Premier League, La Liga ama Seri A. 2016 naadiyadii ka koobnaa ...
Read More »Telefishin u gaar ah Eyda oo hawada soo galaya
Himilo – Telefishinka Eyga, waa warbaahin cusub oo ka shaqo billowday waddanka UK isla markaana loo gaar yeelay afar lugoodlaha la rabbaayadeysto. Hirgelinta muuqaal baahiyahan waxay timid kadib saddex sano oo la waday cilmi baaris cilmiyeed oo lagu tijaabinayay waxyaabaha ...
Read More »
Radio Himilo
