Home / 2021 / November (page 7)

Monthly Archives: November 2021

Madaxweynaha La Liga oo qaba in Barcelona ay haysato laacib ka fiican Mbappe

Himilo – Taageerayaal badan oo Real Madrid ah ayaa durba u arka Kylian Mbappe inuu yahay xubin kooxda ka tirsan.Laakiin dhab ahaan maahan in Mbappe uu ka dhigay rabitaankiisa ah inuu u dhaqaaqo Santiago Bernabeu sir. Xitaa ciyaaryahankii hore ee ...

Read More »

Nin haweeney u shaqaaleysiiyay inay dharbaaxdo!

Himilo – Maneesh Sethi oo ah qoraa iyo ganacsade Indian-American ah ayaa haweeney u shaqaaleysiiyay inay wejiga ka dharbaaxdo mar walba oo uu Facebook furo. Mr Sethi wuxuu ahaa dadka aadka u adeegsada mareegta Facebook, wuxuu sheegay in tallaabadaas uu ...

Read More »

Xiddiggii hore ee Liverpool Steven Gerrard oo noqday tababaraha Aston Villa

Himilo – Aston Villa ayaa xaqiiqisay in Steven Gerrard oo ciyaaryahan hore soo ahaa in loo magacaabay tababaraha cusub ee naadiga hoggaamin doona. Madaxa fulinta kooxda Christian Purslow ayaa sheegay in golaha sare  ee Aston Villa ay ku faraxsan yihiin ...

Read More »

Nolosha mataanaha labada lugood wadaaga

PAN iyo Pin waa mataano isku dheggan oo ka soo jeeda Thailand – labada gabdhood ayaa isaga dheggan sinta, taas oo la macno ah inay wadaagaan labo lugood oo kaliya. Kala saarista Pan iyo pin waa suurtagal, laakiin waa hawl ...

Read More »

Karim Benzema oo u kabo qaadanaya Paris Saint-Germain

Himilo – Xiddiga heerka caalami ee reer France heshiiskiisa Bernabeu wuxuu ku eg yahay sanadka 2023. Geesta, kale wuxuu galayaa waayihii ugu dambeeyay ee xirfaddiisa. Benzema wuxuu jiraa 35 sano, xilli ciyaareed wanaagsan ayuu ku jiraa 14 gool ayuu kooxda ...

Read More »

Nin 49 xabbo oo tufaax ah oo lagu soo tuuray ku qabtay afkiisa

Himilo – Nin ku nool gobolka  Idaho ee waddanka Mareykanka ayaa sameeyay taariikh cusub kadib markii uu daqiiqad gudaheed uu afkiisa ku qabtay 49  xabbo oo tufaax ah. David Rush wuxuu horey u jebiyay in ka badan 200 oo rikoor ...

Read More »

TikTok makaa caawin karaa inaad ka badbaado afduub?

Himilo – 61-jir boliiska ay magaciisa ku sheegeen James Herbert Brick ayaa laga qabtay mid ka mid ah jidadka gobolka North Carolina ee koofur-bari Mareykanka, isaga oo la baxsanaya gabar u afduubneed.Tan iyo 2-dii November, ayaa la raadinayay gabadhan oo 16 ...

Read More »

Raheem Sterling oo doonaya inuu ka tago Manchester City

Himilo – Xiddiga Raheem Sterling ayaa la soo weriyay inuu daneynayo ka tagitaanka kooxda Manchester City inta lagu jiro suuq furanka ciyaartowda ee bisha Janaayo sanadka 2022. Laacibkan  caalamiga ah ee u dhashay waddanka Ingiriiska ayaa naadiga muwaadiniinta ka tirsanaa ...

Read More »

Ey hadal heyn ka dhex abuuray baraha bulshada

Himilo – Dadka ku nool Istanbul waxay dhawaanahan isha ku hayaan noole caan ka dhex noqday bulshadaas.Waa ey ku nool waddooyinka, oo lagu magacaabo Boji, kaas oo jecel inuu ku safro gaadiidka.wuxuu raacaa basaska, tareenada dhulka hoostiisa mara iyo doomaha. ...

Read More »

Barcelona oo heshiis la gashay tababare cusub

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay inay xiddigeedii hore ee qadka dhexe uga ciyaari jiray Xavi u magacowday tababaraha cusub ee naadiga. 41 jirkan ayaa kooxda la galay heshiis gaaraya  ilaa 2024. Waxayna magacaabistiisu timid kadib markii tababarihii hore Ronaldo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan