Himilo – Manchester United ayaa diyaarisay liis ay ku qoran yihiin saddex bedel oo macallinka hadda ee Ole Gunnar Solskjaer. Ka dib markii ay 5-0 ku garaacday kooxda ay xafiiltamaan ee Liverpool axadii, booska norwiijiga ayaa la kulmay cadaadis dheeraad ...
Read More »Yearly Archives: 2021
Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha
60 jir xannaaneysta ku dhawaad 80 Masas ah
Himilo – Cabdul Sattar Amiin wuxuu kula nool yahay gurigiisa in ka badan 70 masas ah oo ku yaalla Magaalada Dohuk ee gobolka Kurdistan ee dalka Ciraaq, Maqaarka Masaska waxaa loo adeegsadaa soo saarista dawooyin dhaqameed, wuxuuna aaminsan yahay in ...
Read More »Chelsea oo doonaysa goolhayaha Charlton James Beadle si uu u noqdo mustaqbalka lambarka 1aad.
Himilo – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay u xushay da’yarka kooxda Charlton Athletic James Beadle inuu noqdo lambarka koowaad ee mustaqbalka. Iyada oo Edouard Mendy uu iska dhigay mid ka mid ah goolhayayaasha ugu wanaagsan adduunka intii uu joogay ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 90aad
Ayeeyo 16 sanno jir ah
Himilo – Raizel Calago waa 16-jir, laakiin marna ma malaynaysid markaad eegto inay da’daasi jirto, waxay la il daran tahay xaalad dhif ah oo loo yaqaanno progeria, taasoo ka dhigaysa inay u ekaato afar laab da’deeda. Labo sanno kahor, Raizel ...
Read More »Mohamed Salah oo doonaya inuu taariikhda Liverpool ka dhigo Old Trafford
Himilo – Mohamed Salah ayaa ka maqnaan doona taariikh shaqsiyeed marka Liverpool ay u safreyso Old Trafford si ay ula ciyaarto Manchester United maalinta Axadda ee Premier League. Weeraryahanka reer Masar ayaa si xamaasad leh ku bilowday xilli ciyaareedka 2021-22 ...
Read More »Maqal: Barnaamijka Aqoon-kaal
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 89aad
Haweeney 70 jir ah oo dhashay canugeedii ugu horreeyay
Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Hindiya ayaa cunuggeedii ugu horreeyay ku dhashay da’da 70 jir ah, taasi oo ka dhigtay mid kamid ah hooyooyinka ugu da’da weyn ee ku curta ubadkoodii ugu horreeyay. Jivunben Rabari iyo seygeeda Maldhari, oo ...
Read More »
Radio Himilo
