Home / 2021 (page 8)

Yearly Archives: 2021

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 98aad

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 97aad

Read More »

Maamule dhintay isagoo u dabaaldegaya goolkii guusha daqiiqadii ugu dambeysay

Himilo – Maareeye ka tirsan horyaalka heerka labaad ee Masar ayaa si naxdin leh u dhintay ka dib markii uu wadno xanuun kusoo booday xilli uu u dabaaldegayay goolkii guusha ee kooxdiisa daqiiqadii ugu dambeysay. Kooxda El-Magd SC ayaa garoonkeeda ...

Read More »

Shaqsiyaad prank ku sameyeen darawal oo sanado xabsi ah lagu xukumay

Himilo – Saddex nin oo saamayn ku leh baraha bulshada ayaa dhawaan lagu xukumay in ka badan saddex sano oo xabsi  ah Ruushka ka dib markii ay iska dhigeen dad u baahan gaari taksi ah, darawal shirkad ayay iskaga dhigeen ...

Read More »

Lionel Messi oo farriin qoraal ah u diray Luis Suarez oo uu ku sheegay inuu dhibtoonayo

Himilo – Luis Suarez ayaa sheegay in Lionel Messi uu ku dhibtoonayo Paris Saint Germain keliya afar bilood ka dib markii uu ka tagay Barcelona. Messi ayaa lagu qasbay inuu ka tago kooxda sababo la xiriira sharciga dhaqaale ee La ...

Read More »

Nin isku dayay inuu ka fogaado tallaalka Covid-19 isagoo isticmaalaya gacan caag ah

Himilo – Nin Talyaani ah oo 50 jir ah ayaa la qabtay isagoo isku dayaya inuu helo shahaado tallaalka coronavirus ah isagoo aan dhab ahaan tallaalka helin, isagoo isticmaalaya gacan Caag ah halkii uu isagu qaadan lahaa. Warbaahinta Talyaanigu waxay ...

Read More »

Mauricio Pochettino saxiixyadii ugu xumaa ee uu sameeyay xirfadiisa macallinimo

Himilo – Wararka la xiriirinayay Mauricio Pochettino macallinka Manchester United ayaa soo jeedinaya falanqayn cusub oo ku saabsan xirfadiisa tababarenimo ilaa iyo hadda. Macallinka reer Argentina waxa uu macallin ahaa muddo 11 sano ah isagoo soo maamulay kooxaha Espanyol, Southampton, ...

Read More »

Taariiqda lacagta iyo heerarkeeda

Himilo – Lacag waxaa lagu qeexaa dhex-dhaxaadiyaha wax kala beddelashadda, sidoo kale waxaa lagu qeexi karaa cabbirka wax lagu qiimeeyo. Ahmed khawanky  ku taqasusay dhaqaalaha iyo maaliyadda ayaa aaminsan inay lacagtu tahay mid kamid ah waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee daah-qaaday ...

Read More »

Shirkad sameysa Robot-ka oo dadweynaha ka gadaneysa xuquuqda codkooda

Himilo – Shirkadda Robotics-ka ee ruushka ayaa samaysay sheeko aan caadi ahayn, oo qofkiiba looga beddelanayo  $200,000 si  uu u Bixiyo xuquuqda wejigiisa iyo codkiisa si loogu isticmaalo horumarinta robot-ka. Shirkaddu waxay caan ku tahay inay soo saarto robots-ka dhabta ...

Read More »

Lix xiddig oo hore oo Premier League ah oo necbaa kubbada cagta

Himilo – Taageerayaal badan, kubad ciyaarista waxay u noqon lahayd riyo buuxda. Fikradda ah in lagugu siin karo mushaar  si aad si dhab ah u ciyaarto, ciyaarta aad jeceshahay ayaa kugu filan inaad dareento farxad. Waa sababta aan u maqalno ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan