Himilo – Daafaca Barcelona Jordi Alba ayaa qirtay inuu fahamsan yahay sababta ay dadku ugaga soo horjeedaan isaga. “Way caddahay in dadku ii yaqaanaan kubadda cagta, waxaan u maleynayaa inaan ahay mid ka mid ah ciyaartoyda loogu neceb yahay kubadda ...
Read More »Yearly Archives: 2021
Bilyaneerada Caalamka oo sii hodmaya
Himilo – Sida ay baahisay hay’adda samafalka Oxfam waxaa korortay hantida ay sameeyeen tobanka nin ee ugu hantida badan caalamka. Bilyaneeradan oo faa’iido ka sameeyay cudurka Covid-19, ayaa wadarta hantidoodu gaartay $11.95 tirilyan oo doolar intii u dhaxeysay 18-kii Maarso ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Ciyaartoy iyo madaxweynihii kooxda oo ku dhintay shil diyaaradeed
Himilo – Afar ciyaartoy iyo madaxweynaha kooxda kubbadda cagta ee reer Brazil ee Palmas ayaa ku dhintay shil diyaaradeed Axaddii. Kooxdu waxay u safraysay si ka duwan kooxda inteeda kale ka dib markii laga helay cudurka coronavirus, kooxda ayaa sidaas ...
Read More »Engineer soo saaray App awooda inuu tarjumo codadka bisadaha!
Himilo – App-kan cusub wuxuu awoodaa inuu tarjumo waxa ay bisaduhu dhahayaan. App-kan waxaa nashqadeeyay ingineer Javier Sanchez oo ka mid ah shaqaalaha Amazon. Wuxuu sheegay inuu app-kan muhiimad gaar ah leeyahay xilliga maadaama uu Karoono jiro oo dadka iyo ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag
Tomori ‘waan la yaabay’ wicitaanka Milan
Himilo – Saxiixa cusub ee Milan Fikayo Tomori ayaa qirtay inuu layaabay markii uu wicitaan ka helay kooxda Rossoneri. ‘Waa fursad aanan diidi karin.’ 23 jirkaan daafaca ah ayaa ku soo biiray hoggaamiyaasha Serie A isagoo kaga soo biiray Chelsea ...
Read More »Shirkad shaqaale u qaadanaysa dhadhaminta macmacaankeeda!
Himilo – Shirkad laga leeyahay dalka Canada waxay raadineysaa khubaro u shaqeeya kuna takhasusay dhadhaminta macmacaanada ay sameyso. Fadhiga shirkadda ayaa ah gobolka Ontario ee bariga Canada, shaqadan ayaa la oggol yahay in meelo fog laga hawsha qabto iyadoo halkii ...
Read More »Maqal- Bar Haweenkeenna
Cristiano Ronaldo oo diiday Xirmo maaliyadeed oo uga timid Sacuudi Carabiya
Himilo – Cristiano Ronaldo ayaa diiday dalab lacageed weyn oo uga yimid dhanka dalxiiska Sacuudi Carabiya. Waxaa la weydiiyay inuu sameeyo xayeysiin si uu u dhiirrigeliyo dalka inuu noqdo meel loo dalxiis tago xiliyada fasaxa waxaana la sheegay in loo ...
Read More »
Radio Himilo
