Home / 2022 (page 44)

Yearly Archives: 2022

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 163aad

Read More »

La kulan – Carruurta nool waalid la’aanta

Himilo – Ilmaha aad u jeedaan ma noola hooyadii dhashay. Aabahoodna wuxuu ku jiraa xabsi. Waana rejay jaceylkii hooyo-nimada goor hore oo noloshooda ah waayay. Laakiin waxay heystaan bulsho jecel oo daryeelkooda degta saartay. Balse intaan idin la wadaagin kaalintaas ...

Read More »

Mauricio Pochettino oo doonaya inuu ku soo laabto Tottenham Hotspur

Himilo – Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa mudnaan  siinaya ku laabashada kooxdiisii hore ee Tottenham Hotspur, sida ay wararku sheegayaan. Mustaqbalkiisa kooxda ka dhisay Faransiiska ayaa la sheegayaa in uu mugdi ku jiro iyada oo tababarihii hore ...

Read More »

Roman Abramovich oo xaqiijiyay inuu iibin doono Chelsea

Himilo Milkiilaha kooxda Chelsea ee  Roman Abramovich ayaa xaqiijiyay wararka sheegaya inuu qorsheynayo inuu iibiyo kooxda Premier League ka dhisan sida ugu dhaqsiyaha badan. Go’aankiisa ayaa yimid ka dib markii uu Ruushku galay Ukraine Khamiistii hore, waxa la isla dhex ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 162aad

Read More »

La Kulan – 12 jir doonaya in uu afkiisa ku beddelo dunida

Himilo – Kama ahan isku day ee waa ka itaal. Afkiisaa u xoog ah. Waayo addimadiisu uguma yaaliin inuu ku socdo ama wax ku qabsado. Sababtuna waa inuu ku dhashay xaalad naafanimo oo ka yeeshay inuu kaliya ku tiirsanaado afkiisa. ...

Read More »

Ukraine oo heshay $34M oo lacagaha digitalka ah

Himilo – Dowladda Ukraine oo ka mid ah waddamada yar ee ilaa hadda lacagaha digitalka ah Crypto Currency o aqoonsaday lacag sharci ah ayaa heshay yabooh maaliyadeed dhan $34Milyan oo doolarka Mareykanka ah. Lacagtan ayaa ku dhacday kootada Dowladda Ukraine ...

Read More »

Sawirrada been abuurka ah ee dhalinyarada ku dhiiri-geliya inay tahriibaan

Himilo – Da’da dhalinyaranimadu waa xilliga qofku uu ka gudbayo carruurnimada uuna u talaabayo da’da qaan-gaarka. Da’du waa habka kaliya ee lagu qeexi karo heerarka qofku uu maro. Dhalinyaro ka sokow inay yihiin laf dhabarta bulshada hadana waa hoggaamiyaasha berri, ...

Read More »

Africa: Faa’iido miyaa ugu jirta dagaalka Ukraine?

Himilo – Inkasto oo sii socoshada dagaalka Ruushka iyo Yukreyn ay sababi karto mushkilad xagga Cunnada iyo Shidaalka ah oo ku habsata dalalka Africa ee ku xiran wax soo saarka dalalkaasi diriraya, haddana waxa ay ka dhaxli kartaa qaaradda faa’iidooyin ...

Read More »

Barcelona oo diyaar u ah inay sugto go’aanka Cesar Azpilicueta

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay dulqaad u yeelato dalabka ay ku doonayso saxiixa daafaca kooxda chelsea ee Cesar Azpilicueta. Kabtanka caanka ah ee Blues, kaasoo ku guuleystay koob kasta oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan