Yearly Archives: 2022
Ukraine: Lamaane maalmaha malabka ku qaadanaya furinta dagaalka
Himilo – Lamaane reer Ukraine ah ayaa maalintii meherkoodu dhacay maalintii ku xigtay waxay ku biireen ciidamada difaaca ee la dagaalamaya Militariga Ruushka ee ku soo duulay. Yaryna Arieva, 21, iyo Sviatoslav Fursin, 24, oo ku ballamay inay aqal galaan Bisha ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 157aad
UEFA oo finalka Champions League ka rartay St Petersburg una guurisay Paris
Himilo – Xidhiirka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay in finalka Champions Leaque ee sanadka 2022 oo lagu qaban lahaa magaalada St Petersburg loo wareejiyay dalka Faransiiska kadib duulaankii Ruushka ee Ukraine. Ciyaarta kama dambeysa ah ayaa lagu ...
Read More »La kulan – Da’yarka lix sano ka soomay adeegsiga baraha bulshada
Himilo – Adeegsiga baraha bulshada waxaa ku indho qaada oo qabatima carruur badan balse waxaa jira waalidiinta ubadkooda ka ilaaliya ama xaddida wakhtiga kaga baxa. Lix sano ka hor hooyo ka soo jeeda Mareykanka ayaa wiilkeeda u ballan qaaday inay ...
Read More »Granit Xhaka oo wali bartilmaameed u ah Roma
Himilo – Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Arsenal ee Granit Xhaka ayaa lagu soo waramayaa in uu wali hoggaanka u hayo liiska kooxda Roma ee suuqa kala iibsiga xagaagan. Jose Mourinho ayaa isku dayay inuu kabtanka Switzerland ka soo ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 156aad
La kulan – Weriyaha wararka ku tebin kara lix luuqadood
Himilo – Philip Crowther oo ah weriye u shaqeeya wakaaladda wararka ee Associated Press (AP) ayaa noqday mid aad looga hadal hayo baraha bulshada. Hadal hayntiisa ayaa aad u baahday markii la daawaday isagoo ku tebinaya lix luuqadood war uu ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 155aad
Ryan Gravenberch oo wacad ku maray inuusan Ajax uga tagi doonin bilaash
Himilo – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Ajax Ryan Gravenberch ayaa u xaqiijiyay kooxda inuusan si lacag la’aan ah uga tagi doonin xilli lala xiriirinayay Real Madrid iyo Bayern Munich. Laacibka heerka caalami ee ree Holland ayaa kooxo badan soo jiitay ...
Read More »