Himilo – Carmal Maraykan ah ayaa heshay warqad uu qoray ninkeedii oo dhintay 77 sanno kahor, taas oo ku socotay hooyadiis markii uu ahaa askari ku sugnaa Jarmalka xilligii dagaalkii labaad ee adduunka, sida lagu sheegay sheeko uu tafatiray wargeyska ...
Read More »Yearly Archives: 2022
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 132aad
Chelsea oo u dhaqaaqeysa daafac ka tirsan Ajax
Himilo – Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay isha ku hayso in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Ajax ee Edson Alvarez. 24-sano jirkaan heerka caalami ee reer Mexico, kaasoo sidoo kale ka ciyaari ...
Read More »La kulan: Gabar 19 jir ah oo dunida ku soo wareegtay
Himilo – Zara Rutherford, oo 19 jir ah, ayaa soo degtay gegida dayuuradaha ee Kortrijk-Wevelgem ee dalka Belgium, iyadoo soo gebagebaysay safar qaatay in ka badan 32,300 oo mayl. Waxay jabiyay laba rikoodh oo Guinness World Records ah, oo uu ...
Read More »Maxaa ka dhaxeeya jimicsiga iyo xisaabta?
Himilo – Khubaro ka tirsan jaamacadda Geneva ayaa u kuur-galay saameynta uu jimicsiga ku leeyahay ka miro dhalinta barashada maadada xisaabta. Cilmi baarista waxaa lagu wareystay 193 arday oo da’ ahaan u dhaxeeya 8 ilaa 12 jir. Waxaa loo dhabbo ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 131aad
Newcastle United oo €50m ku dooneysa Eden Hazard
Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay aqbashay €50m (£41.7m) oo ay Newcastle United ka gudbisay Eden Hazard; si kastaba ha ahaatee, ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ayaa diiday inuu u dhaqaaqo St James’ Park. 31-sano jirkaan ayaa lala ...
Read More »La kulan – Nin 35 jir ah oo leh cod carruureed
Himilo – Haku kadsoomin wejigiisa. Waayo ninkani wuxuu ku hadlaa codka carruurta. Anderson oo 35 jir ah wuxuu taniyo markii uu soo gaangaaray u hadli jiray sida ilmaha yaryarka ah. Laakiin tani ma ahan xaalad uu bilowgii noloshiisa la qabsaday. ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 130aad
Brentford oo heshiis lix bilood ah siineysa Christian Eriksen
Himilo – Brentford ayaa u soo bandhigtay Christian Eriksen heshiis lix bilood ah si uu dib ugu soo laabto kubada cagta, sida lagu sheegay warbixin. 29-sano jirkaan ayaan ciyaarin tan iyo markii uu wadnuhu istaagay ciyaartii Denmark ay la ciyaartay ...
Read More »