Himilo – Paul Pogba ayaa qashinka ku daray warar sheegayay inay Manchester United siiyay heshiis cusub oo uu toddobaadkii ku qaadanayo £500,000. Xiddigan reer France oo hadda dhaawac ku maqan, wuxuu ku jiraa lixdii bilood ee ugu danbeeyay heshiiskiisa, taas ...
Read More »Yearly Archives: 2022
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 122aad
Maxaa ku qasbay Emma inay orodo 21 maalin?
Himilo – Haweeney u dhalatay Biritan oo ku nool New Zealand ayaa rikoor sameysay kadib markii ay ordan ku goysay qaran jasiiradeedkan muddo 21 maalin ah. Emma Timmis, oo 37 jir waxay deggan tahay magaalada Kaiapoi ee gobolka Canterbury, waxay ...
Read More »Liverpool oo ku sii dhawaaneysa inay la soo wareegto weeraryahan cusub
Himilo – Kooxda Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhawdahay inay xaqiijiso saxiixa weeraryahanka naadiga Porto ee Luis Diaz. Kooxo waa weyn oo Yurub ah ayaa isha la raacayay xiddigan reer Colombia ee heerka caalami ah intii lagu jiray ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 121aad
Ciyaartii Arsenal iyo Liverpool oo u baaqatay COVID-19
Himilo – Kulan ciyaareedkii dhex mari lahaa Arsenal iyo Liverpool ee ku jadwaleysnaa khamiista berri ah ayaa dib loo dhigay sababo la xiriira ciyaartow hor leh oo uu COVID-19 kaga dhacay Liverpool. Naadiga Reds ayaa si ku meel gaar ah ...
Read More »Sheekada bisadaha guryaha guba!
Himilo – Saddexdii sano ee la soo dhaafay bisado ayaa dab qabad siiyay in ka badan boqol guri oo ku yaallay Koofurta Kuuriya. Masuuliyiinta waaxda ka hortagta dabka iyo musiibooyinka ee caasimadda Seoul ayaa dadka leh bisadaha digniin siiyay. Boqol ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 120aad
Manchester United oo ku biireysa tartanka Denis Zakaria
Himilo – Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhawaaneyso soo xero gelinta xiddiga u ciyaara Borussia Monchengladbach ee Denis Zakaria bishan January. 25 jirkan reer Switzerland ee heerka caalami ah, waxaa daneynaya kooxo waa weyn dhowr ah. ...
Read More »Wiil da’yar oo kaalin ka geystay inay diinta Islaamka qaadato gabar jarmal ah
Himilo – Gabar u dhalatay dalka Jarmalka ayaa masjid ku yaala magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ku soo muslimtay, kaddib markii wiil dhalinyaro falastiiniyiini ah oo ka soo jeeda marinka Qaza, uu ku booriyay diinta Islaamka. Wiilkan dhalinyarada ah oo ...
Read More »