Home / 2022 (page 58)

Yearly Archives: 2022

10 saxiix oo aad illowday kuwaas oo dhacay 2021 yaa ku jira?

Himilo – Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo ayaa si rasmi ah u furmay iyadoo kooxaha adduunka ay isku diyaarinayaan inay ganacsi sameeyaan ka hor qeybta labaad ee xilli ciyaareedka. Kooxo badan oo Premier League ah ayaa qarka u saaran ...

Read More »

Haweeneyda ugu da’da weyn dunida oo u dabaal-degtay gu’geedii 119 aad

Himilo – Kane Tanaka oo ah haweeneyda ugu da’da weyn caalamka oo dhan ayaa 2-dii bishan January 2022 u dabbaal-degtay sanadkeedii 119-aad. Tanaka oo ka soo jeeda Japan waxay dhalatay sannadkii 1903 oo ku aadan markii wiilashii walaalaha ahaa (Wright ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 119aad

Read More »

Otamendi ,Adel Taarabt, Vertonghen iyo kuwa kale oo isku bahaystay hal horyaal

Himilo – Sanadihii la soo dhaafay waxaan daawaneynay Horyaalka Portugal ee Primeira Liga oo soo saaray qaar ka mid ah hibada ugu fiican kubadda cagta adduunka. Laga soo bilaabo Cristiano Ronaldo iyo Nani ilaa Ruben Dias iyo Bruno Fernandes, heerka ...

Read More »

104 jir baratay akhriska iyo qorista

Himilo – Wargeyska the Guardian ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in haweeney 104-jir ah oo u dhalatay dalka Hindiya ay ku noolayd muddo sannad ah isbeddel asaasi ah oo ku yimi hab-nololeedkeeda; Kaddib markii ay kacday ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 118aad

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan biyaha

Himilo – Waa dareere waxaase u dheer labo xaal oo kale. Waa noole bile aan laga maarmin. Waayidooda waxaa ku naf waaya kummannaan nafley ah. Waa dawada ugu horreysa uguna muhiimsan dunida. Waan ku abtirsannaa. Nolosha noolaha oo dhan ayaa ...

Read More »

Suuqa kala iibsiga bisha Janaayo taariikhaha muhiimka ah iyo waxa dhici kara

Himilo – Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo ayaa bilowday, kooxuhu waxay doonayaan inay la xaajoodaan ciyaartoyda ay doonayaan inay soo iibsadaan si ay ugu xoojiyaan safkooda. Ma laha farxad isku mid ah iyo soo jiidasho la mid ah oo ...

Read More »

La kulan – Ninka Biyaha ka Caagan muddo 20 sano ah

Himilo – Saddex ilaa Shan beri waa muddada uu qofku joogi karo biyo la’aan. Laakiin ninkan wuxuu sheegay inuusan cabbin wax biyo ah muddo 20 sano ah. Tuulo fog oo dhacda miyiga dalka Burundi ayuu ku nool yahay ninkan oo ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 117aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan