Yearly Archives: 2022
Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 29aad
16 November – Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada
Himilo – Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada waxay ku dhalatay soo-jeedin ay sameysay hey’adda UNESCO sanadkii 1995-kii si loo karaariyo wacyiga dadweynaha ee la xiriira halista ku jirta dulqaad la’aanta. Waxaa loo dabaal-degaa 16 November sannad kasta si loo baraarujiyo ...
Read More »Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 28aad
Ciyaaryahankii hore ee Tottenham Hotspur Aaron Lennon oo ka fariistay kubada cagta
Himilo – Ciyaaryahankii hore ee Tottenham Hotspur iyo xulka England Aaron Lennon ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha kubadda cagta isagoo 35 jir ah. Weeraryahanka ayaa ka tagay Burnley markii uu dhacay qandaraaskiisa dhamaadkii xilli ciyaareedkii 2021-22 waxana uu ...
Read More »Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 27aad
14 November – Maalinta caalamiga ee cudurka macaanka
Himilo – Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-deggaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii ...
Read More »Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 26aad
Borussia Dortmund oo xaqiijisay inuu Jude Bellingham ka tagi karo xagaaga soo socda
Himilo – Maamulaha kooxda Borussia Dortmund Hans-Joachim Watzke ayaa qirtay in kooxda reer Jarmal ay ku qasbanaan karto inay iibiso Jude Bellingham inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaaga soo aadan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa qaab ...
Read More »