Weeraryahanka Xulka ARgentine iyo Kooxda PSG ee Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaalgudka ugu wanaagsan Ragga ee ay bixiso FIFA , Messi waxaa uu billaddan ku garaacay xiddiga ay ka midyihiin Kylian Mbappe iyo Karim Benzema oo u dhashay Faransiiska. ...
Read More »Monthly Archives: February 2023
Riyaadu Saalixiin,Casharka 93aad
Riyaadu Saalixiin,Casharka 93aad.
Read More »Nolosha Farshaxaniistaha sameeya agabka dhallinyarada, dhegeysi
Ismaaciil Haashim; waa wiil dhallinyaro ah oo ku xamaasha sameynta alaabaha dadka jecelyihiin sida gacan qabsiga Taleefanada, Calamada Dowlad Goboleedyada, iyo farshaxanka guryaha la dhigto. Waxaa uu shaqadan ku guda jiraa shantii sano ee ugu dambeysay,waxaana uu wax uu halkaas ...
Read More »Riyaadu Saalixiin Casharka 92aad
Riyaadu Saalixiin Casharka 92aad
Read More »Nolosha Haweenka farsameeya Cawda,warbixin dhegeysi
Haweenku waxaa ay mar walba laf dhabar u yihiin nolosha qoyska, kumana sii jiraan Qoysaska Danyarta ah. Tiro Haween ah ayaa waxaa ay nolol maalmeedka reerahooda ka sameeyaan agabyada lagu adeegsado Guryaha ee laga sameeyo Cawda. Waxaa ay la kulmaan ...
Read More »Riyaadu Saalixiin Casharka91aad
Riyaadu Saalixiin Casharka91aad.
Read More »Sidee u shaqeeyaan Haweenka sameeya Burjikooyinka?,dhegeysi
Haweenka ka ganacsada sameynta Burjikooyinka gudaha dalka lagu farsameeyo ayaa la kulmaya caqabado uga imanaya kuwa dibadda laga keeno. Haweenkan qaar ayaa sheegaya in ay danta ku kallifto in ay mararka qaar beddelaan kuwa laga keeno dibadda oo ay sameeyaan ...
Read More »Riyaadu Saalixiin Casharka 90aad
Riyaadu Saalixiin Casharka 90aad.
Read More »Riyaadu Saalixiin Casharka 89aad
Riyaadu Saalixiin Casharka 89aad
Read More »Mareykanka oo soo rogay shuruuc ka dhan ah soo galootiga
Iyada oo bilihii ug dambeeyay soo galooti badan ku qulqulayeen dalka Mareykanka oo ay ku jiraan Soomaali, ayaa dowladda Mareykanka soo jeedisay hab cusub oo lagu xakameynayo dadkaas. Aqalka cad ayaa soo jeediyay qorshe ah in dadka loo sameeyo bar ...
Read More »