Home / 2023 (page 5)

Yearly Archives: 2023

14 November – Maalinta caalamiga ee cudurka macaanka

Himilo-Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-deggaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay  Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii 1991-kii si ...

Read More »

waa kuwee 10-ka bank ee Aduunka ugu weyn?

Himilo-Bangiyadu waxay ku kala horeeyaan hantida ay leeyihiin iyo dadku sida ay u aaminsan yihiin, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa tobanka bangi ee ugu weyn aduunka ICBC China Construction Bank Agricultural Bank of China Bank of China Bank of ...

Read More »

9-ka dal ee dadka ugu farxada badan dunida ay ku noolyihiin.

Himilo-Farxadan waxaa lagu qiimeeye heerka nolosha ee muwaadiniinta dalalkan ay ku noolyihiin, iyadoo laga qiimeynayo, Amniga, caafimaadka iyo daqliga soogala muwaadiniinta. Habada waa kulee dalalka dadkoodu ugu farxada badan yihiin dunida?. Finland Denmark Iceland Netherlands Sweden Norway Switzerland Luxembourg New ...

Read More »

Shirkadaha ugu waaweyn dunida iyo xilliyada la aasaasay.

Himilo-Loolanka ticnoolajiyada waxa uu soo bilowday xilli hore, tan iyo markii dadka dunidu ay bilaabeen tartanka wax soosaarka warshadaha waxaa soo baxay shirkado caan ka noqday caalamka, kuwaa oo ku tartamaya wax soo saarkooda, hadabada goorma ayaa la aasaasay shirkadaha ...

Read More »

Waa tuma Nadia Mohamed, gabadha Soomaaliyeed ee taariikhda ka dhigtay Mareykan-ka?

Himilo-Codbixiyaasha magaalada St. Louis Park ayaa doortay Nadia Mohamed, waa 27 jri asalkeedu uu yahay Soomaali, waxayna sidaa ku noqotay qofkii ugu horeeye ee madow ah oo duqa magaaladaa noqda iyo qofkii ugu horeye oo Muslim ah oo xilkaa qabta. ...

Read More »

Kenya oo billowday olole lagu tallaalayo 15 bilyan oo geed

Himilo-Dowlada Kenya oo ku dhawaaqay qorshe ballaaran oo bilaha fasaxa ee sanadkan lagu beerayo dhir. Qorshahan ayaa ah kii ugu horreeyay ee dowlada Africa ah ay dalkeeda ka samayso. Mashruuca dawladda ayaa ah in la beero dhir gaaraysa 15 bilyan ...

Read More »

Roobabkii ugu dambeeyay ee ka da’ay gobollada maka muuqdaa raadadka El-niino

Roobabkii ugu dambeeyay Gobalada dalka Soomaaliya ka da’ay, maka muuqdaa Raadadka El-niino, maxaa qasaara ah oo ka dhashay ilaa iyo hada. Waa maxey El-niino? Khubaro  ku xeeldheer arrimaha cimillada iyo saadasha Hawada waxey ku qeexan El Niño inay tahay dhacdo la xiriirta ...

Read More »

Dhalinyarada ugu badan ee shaqo la’aanta ah iyo dalalka ay ku noolyihiin.

Himilo-Shaqo la’aantu waa waxa ugu badan ee ka cowdaan dhalinyaradu. Heerka nolosha ee dhalinta caalamka waxaa u dhaxeeya farqi aad u weyn, inay shaqo helaana waxay ku xirantahay fursadaha dalalkooda ka jira, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa dalalka ugu ...

Read More »

Ruushka oo noqday dowlada ugu awooda badan caalamka

Himilo-Ruushka ayaa kaalinta koowaad ka galay liiska ciidamada aduunka ugu xooga badan, Sida laga soo xigtay “US News and World Report”. Hoos ka aqri dowladaha ugu ciidanka xooggan aduunka. Ruushka USA Shiinaha Israa’iil Kuuriyada Koonfureed Ukraine Iran UK Germany Turkiga ...

Read More »

Waa kuwee dalalka ugu dhulka weyn aduunka?

Himilo-Cabirka dhulka ee dal ku fadhiyo fursad umma siineyso in uu saameyn ku yeesho dunida maadaama dalal badan oo cabirka dhulka ay ku fadhiyaan uu yaryahay hadane saameyn weyn dunida ku leeyihiin, balse dalku in uu dhulweyn leeyahay waxay ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan