Himilo – Maahmaahdu waa qeyb kamid ah suugaanta Soomaalidu waxay wax isugu sheegeen, waxaan inta badan la adeegsadaa marka gar laysku dhiganayo. hadabda halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa maahmaahda nabada ku saabsan. –Aan wadahadalno waa aan heshiino -Nabadi waa geel ...
Read More »Yearly Archives: 2024
Hadallada Naceybka (Hate Speech)
Himilo – Khudbadaha naceybka oo afka qalaad lagu yiraahdo (Hate Speech) waa hadallo meel ka dhac ah oo lagu bartilmaameedsado koox ama shaqsi gaar ah, iyadoo lagu beegsanayo sifooyin gaar ah sida isirka, diinta, asalka ay kasoo jeedaan, tilmaan gaar ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Shaaha
Himilo — Dunidu waxay maanta oo ah 21 May u dabaal-degaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Shaaha. Halka badi waddamo badan sida Hindiya ay la-daala-dhacayaan xakameynta wejiga labaad ee xanuunka soo laba-kacleeyey ee Covid-19, Cabidda Shaaha wuxuu safka hore wali kaga ...
Read More »Waa imisa tirada madaxweynayaasha ku geeriyooday shilalalka diyaaradaha?
Himilo – Waxaa la xaqiijiye Geerida madaxweynihii dalka Iran Ibrahim Raisi oo shil diyaaradeed ku geeriyooday. Safarka madaxweynaha waxaa wehliye wasiirka arimaha dibada Hossein Amir Abdollahian, godoomiyaha gobolka Azerbaijan iyo Saraakiil kale oo dhamaantood geeriyooday. Hadaba marka laga yimaado madaxweynaha ...
Read More »Maqaal: Nabad dhisidda iyo kaalinta Gabyaaga Soomaaliyeed.
Himilo – Waxaa in badan dhacda in bulsho meel wada dagta colaadi dhex marto waxay ku bilaabataba, dabadeedna wax yeelo lays gaarsiiyo sida in la is-dilo, la is-boobo, la-is barakiciyo ama la kala fogaado. halkaa waxaa ku luma xiriirkii iyo ...
Read More »Gool hayaha labaad ee Arsenal oo uu murad kataagan yahay mustaqbalkiisa.
Himilo – Aaron Ramsdale ayaa jawaab ka bixiyay warar la qoray oo sheegaya inuu xagaagan ka tagayo kooxda Arsenal. Ramsdale ayaa ciyaaray kaliya lix kulan oo Premier League ah xilli ciyaareedkan isagoo dheelay kulan walba oo horyaalka ah xilli ciyaareedkii ...
Read More »Saaxiibadii ka dhabeeye go’aankooda, France illaa Xaramka.
Himilo – Labo Nin oo saaxiibo ah oo ku nool dalka Faransiiska ayaa waxay go’aansadeen Socdaal ay ku tegi doonaan dalka Sacuudiga, si ay uga mid noqdaan Xujeeyda sanadkan xajinayso. Ishaq Manawar oo u dhashay dalka Algeria iyo Yu Zhanguo ...
Read More »16 May, maalinta Caalamiga ah ee Iftiinka
Himilo – Iftiinku waxa uu kaalin dhexe ka ciyaaraa nolosheena. Heerka aasaasiga ah, iyada oo loo marayo photosynthesis, iftiinku waa asalka nolosha laftiisa. Daraasadda iftiinka waxay horseedday ilo tamar beddel ah oo rajo leh, horumar caafimaad oo naf-badbaadin ah oo ...
Read More »15 May – Maalinta Caalamiga ee Qoysaska.
Himilo – Maalinta Caalamiga ah ee Qoyska waa xus sanadle ah oo 15 May sanad kasta dunida looga dabaal-dego. Maalintan waxaa ku dhawaaqday kal-fadhiga guud ee QM sanadkii 1993, waxaana lagu iftiimiyaa muhiimadda bulshada caalamku siiso qoysaska. Munaasabadda maalinta Caalamiga ...
Read More »Qofkii ugu horreeyay aduunka ee loo galiyo kelyo doofaar oo geeriyooday
Himilo – Rick Slayman, oo 62 jir ah, ayaa geeriyooday bilo kaddib markii uu noqday qofkii ugu horreeyay aduunka oo la galiyo kelyo doofaar. Dhacdadan oo ahayd tallaabo dhanka caafimaadka loo qaado ayaa lagu sameeyey Isbitaalka Guud ee Massachusetts bishii ...
Read More »
Radio Himilo
