Himilo-Enzo Maresca ayaa qiimeyn doona ciyaartoydiisa ka soo laabanaya waajibaadka caalamiga ah nka hor kulanka ay Chelsea u safri doonto Leicester. Romeo Lavia ayaa seegay labadii kulan ee Belgium intii lagu jiray nasashada, halka labada Moises Caicedo iyo Enzo Fernandez ...
Read More »Yearly Archives: 2024
Maxkamadda ICC oo Amartay in la soo xiro Netanyahu.
Himilo_Maxkamadda ICC ayaa soo saartay amarro lagu soo xirayo RW Israel Benjamin Netanyahu, wasiirkiisii hore Yoav Gallant, iyo taliyaha militariga Hamas, Mohammed Deif, iyagoo looga shakisan yahay dambiyo dagaal iyo dambiyo ka dhan ah bini’aadannimada. Israel ayaa cambaareysay go’aankaas kadib ...
Read More »21 November – Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
Himilo – Sannad kasta, 21-ka November ayaa la xusaa maalinta macallinka Soomaaliyeed si loo weyneeyo doorka uu horumarinta bulshada kaga jiro. Maalintan waa maalin la is xusuusiyo doorka macallinku ku leeyahay mujtamaca Soomaalida waana maalin fasax oo shaqooyinka laga nasto. ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Carruurta
Himilo- Maalinta caalamiga ee carruurta ayaa la sameeyay markii ugu horreysay sannadkii 1954-kii si loo dhiira geliyo wadajirka caalamiga ah ee loo muujinayo carruurta. Waxaa loo arkaa maalintan mid muhiim ah oo ka tarjumeysa markii golaha loo dhan yahay ee ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 50aad
Waa kuwee dalalka u soo gudbay heerka sideed dhamaadka UEFA Nations League?
Himilo-Waxaa soo idlaaday heerka guruubyada ee tartanka UEFA Nations League waxana la ogaaday 8 xul ee wareegay sideed dhamaadka, kaasoo bilaaban doona bisha March ee soo socota. Nidaamka European Nations League waxaa ka mid ah u soo bixida kaalmaha koowaad ...
Read More »Xaalad Caafimaad oo ka taagan dalka Sudan kadib markii Cholera oo ka dilaacay
Himilo-Boqolaal qof ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen, halka kumannaan kalena ay la ildaranyihiin kadib markii uu ku dhacay cudurka daacuunka oo ka dillaacay Suudaan. Tirakoobkii ugu dambeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka ee Suudaan ee soo baxay ayaa muujinaya in tirada kiisaska ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 49aad
Orgagii ugu qaalisanaa dunida oo lagu kala iibsaday $21,000
Himilo-Milkiilaha orgiga ugu qaalisan Australia ayaa ku sifeeyay orgagiisa in uu “leeyahay owood xad dhaaf ah” Waxaa lagu kala iibsaday aduun dhan $21,000 taas oo ka dhigan in uu yahay orgagii ugu qaalisanaa dunida, sida warbixinta lagu cadeeye. Andrew Mosely ...
Read More »Yahuuda oo xasuuq hor leh ka geysatay Gaza.
Himilo– Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay in ciidamada Isra’il ay Sabtidi shalay duqeymo cirka ah ku dileen ugu yaraan 10 Falastiiniyiin ah, isla markaana ay dhaawaceen 20 kale gudaha Iskuul ay ku noolaayeen dad barakac ah oo ku taala Gaza. ...
Read More »
Radio Himilo
