Home / 2024 (page 7)

Yearly Archives: 2024

Shirweynaha Isbeddelka Cimilada ee QM oo ka bilowday Azerbaijan.

Himilo-Shirweynaha 29-aad ee Isbeddelka Cimilada (COP29) ayaa ka bilowday caasimadda Azerbaijan ee Baku, isagoo ujeedadiisu tahay in wax laga qabto caqabadaha sii kordhaya ee isbeddelka cimilada. Hoggaamiyeyaal ka kala socda daafaha dunida ayaa lagu wadaa inay isugu yimaadaan Baku ilaa ...

Read More »

10 November- Maalinta seyniska ee nabadda iyo horumarinta

Himilo- Maalinta seyniska ee nabadda iyo horumarinta waxaa dunida looga dabaal deggaa sannad kasta 10 November iyada oo ay hay’adda UNESCO asteysay maalintan sanaddii 2001. Ahmiyadda waxay tahay doorka cilmiga ku yeelan karo bulshada iyo sida loogu baahan yahay in ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 45aad

Read More »

Maalinta caalamiga ah ee Raajitada

Himilo-Maalinta Caalamiga ah ee Shucaaca waxaa la xusaa sanad walba 8-da November. Maalintani waxay dhiirigelinaysaa kuwa ku jira goobtan, oo ay ku jiraan injineernimada biomedical, inay aqoonsadaan oo kor u qaadaan doorka muhiimka ah ee shucaaca uu ka ciyaaro safarka ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ah ee iska wacyi gelinta Sunaamiga

Himilo –  Sunaami oo ah mowjado hirar xiriirsan oo xoogan waxay horseedaan qasaare naf iyo maalba leh, waxaa sababa dhul-gariiradda ku dhufta lakabyada dhulka ee ku dhaw midda la siman heerka badda. Sida ay tilmaamtay hay’adda aruurisa macluumaadka sunaamiga ee ...

Read More »

Natiijooyinka kulamadii xalay laciyaaray.

Himilo- Waxaa la ciyaaray kulamadii 4-aad ee wajiga hore ee horyaalka Yurub ee Champions League, iyadoo natiijooyin layaab leh oo aan la fileyn ay soo baxeen. Man City oo marti u aheyd kooxda Sporting CP waxaa looga badiye 4-1. Tababaraha ...

Read More »

Dadka Soomaaliyeed maxay ka baran karaan doorashada Mareykanka?

Himilo-Waxaa soo gabagaboobay doorashadii madaxtinimadda ee Mareykan-ka, doorashada waxaa ku guuleystay madaxweynihii hore ahna musharihii xisbiga Jamhuuriga Donal Trump. Doorashada madaxtinimo ee Mareykanka ee 2024 waxay mar kale soo bandhigtay nidaam doorasho oo ah mid adag, hufan, iyo mid ka ...

Read More »

Bar Haweenkena 01 11 2024

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 44aad

Read More »

Goorma ayaa la filayaa inay soo baxdo natiijada doorashada madaxtinimada Mareykanka?

Himilo- Shacabka Mareykanka ayaa safaf dhaadheer ugu jira inay codkooda ka dhiibtaan doorashada madaxweynaha dalkaa, xilli uu hardan weyn u dhaxeeyo xisbiyada dimoquraadiga iyo  Jamhuuriga musharixiintooda. Kamala Harris iyo Donald Trump ayaa xoogga saaray gobollada muhiimka ah ee go’aamin kara ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan