Home / 2025 / May (page 3)

Monthly Archives: May 2025

Bar Haweenkeenna

Read More »

Dadka reer Gaza oo naftooda halis u galiya si ay cunno u helaan

Himilo – Dadka ku nool Marinka Gaza ayaa wajahaya safarro maalinle ah oo halis ah si ay u helaan cunto ay ku quudiyaan qoysaskooda, iyadoo Israa’iil ay weli sii waddo go’doominta iyo weerarrada joogtada ah ee ka socda gudaha dhulka ...

Read More »

Inter Milan vs. Barcelona – Kulanka Lugta Labaad ee Semi-finalka Champions League

Himilo – Kooxaha waaweyn ee Yurub ee Inter Milan iyo Barcelona ayaa caawa isugu soo haray lugta labaad ee semi-finalka Champions League, iyadoo kulanka ka dhacaya garoonka San Siro lagu go’aamin doono kooxda u gudbeysa finalka tartanka. Labada kooxood ayaa ...

Read More »

05 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada

Himilo – Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna  waxay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee sida maalinlaha ah loogu baahan yahay. Gef may noqoteen in marar ...

Read More »

UNRWA: Xaaladda bini’aadantinimo ee Gaza “wax ka baxsan mala-awaalka”

Himilo – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin (UNRWA) ayaa Axaddii sheegtay in xaaladda bini’aadantinimo ee ka jirta Marinka Gaza ay tahay “mid ka baxsan mala-awaalka,” iyadoo Israa’iil sii waddo xanibista raashinka iyo agabka kale ee nolosha muhiimka u ...

Read More »

03 May – Maalinta caalamiga ah ee xorriyadda saxaafadda

Himilo – Kulan ka dhacay Windhoek -caasimadda Namibia intii u dhaxeysay 29-kii April illaa 03-dii May sanadkii 1991-kii, ayaa laga soo saaray baaq la siiyay magaca magaalada oo lagu ayidayay madax banaanidda, xorriyadda iyo kororka saxaafadda Africa. Marka laga yimaado ...

Read More »

Netanyahu oo ku dhawaaqay Xaalad Degdeg ah iyadoo Dabka Ballaaran uu ku Fidayo Qudus

Himilo – Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg qaran kadib markii dab xooggan uu ku fiday keymaha ku hareeraysan magaalada Qudus, taasoo keentay daadgurin ballaaran iyo xiritaanka waddooyin muhiim ah sida waddada Jerusalem-Tel Aviv. Dabka, oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan