Home / 2025 (page 31)

Yearly Archives: 2025

Ardada dalka Barazil oo laga mamnuucay isticmaalka taleefanada Casriga ah

Himilo-Madaxweynaha Brazil, Luiz Inácio Lula da Silva, ayaa saxiixay sharci xaddidaya isticmaalka taleefannada casriga ah ee dugsiyada. Tallaabadan ayaa saameyn doonta ardayda dhigata dugsiyada hoose iyo sare ee waddanka Koonfur Ameerika laga bilaabo bisha Febraayo. Sharciga ayaa u ongolaanaya ardada ...

Read More »

Xamas iyo Israa’iil oo ku dhow in inay heshiis gaaraan

Himilo-Waxaa Magaalada Dooxa ka socda dedaalladii ugu dambeeyay ee lagu saldhigayo xabbad-joojin la kala dhexdhigo Israa’iil oo weerar ku ah Dhulka Falastiin iyo Xamaas oo diidan in ay aqbasho damacaas dhul-ballaarsiga ah ee Yuhuudda dooneyso. Dowladda Qatar ayaa dhexdhexaadineysa wadahadalkaan ...

Read More »

Meta oo sharciyadeedda wax ka badaleysa.

Shirkadda Meta, oo iska leh barnaamijyada Facebook, Instagram, iyo Threads, ayaa ku dhawaaqday inay joojinayso barnaamijkeeda hubinta xaqiiqada oo ay u sameeyaan hay’ado saddexaad. Barnaamijkan, oo shirkaddu soo isticmaaleyse tan iyo 2016, ayaa lagu beddeli doonaa qaab cusub oo la ...

Read More »

Tirada dadka ku geeriyooday dabka ka socda mareykanka oo korortay

Himilo- Dabka ayaa baabi’iyey 10,000 oo dhisme sida laga soo xigtay Jorge Garcia oo ah madaxa dabdamiska ee Los Angeles, isagoo hadalkiisa ku daray inay dhimashado gaartay 10 qof. Dabka ka socda Los Angeles ayaa u qeynsan shan aag oo ...

Read More »

Maxaa sababay dabka qasaaraha xooggan dhaliye ee Mareykan-ka ka socda?

Himilo-Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen halka 1,000 gurina ay ku basbeeleen dab xoog leh oo tan iyo Talaadadi ka socda hareeraha magaalada Los Angeles ee dalkan Mareykanka. Guryo iyo goobo ganacsi ayaa gubtay, iyadoo ...

Read More »

dhul-gariir qasaaro dhaliye oo ku dhuftay dalka China

 Himilo-Ugu yaraan 53 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dhulgariir xooggan uu subaxnimadii Talaadada ku dhuftay gobolka fog ee Tibet ee dalka Shiinaha. “Konton iyo saddex qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen, 62 kalena ay dhaawacmeen ilaa duhurnimadii Talaadada, ...

Read More »

Ciidanka Yuhuudda oo beegsaday Gaadiid Gargaar u waday Qaza

Himilo-Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in shaqadeeda gaarsiinta gargaarka dadka reer Qasa ay mareyso meel halis ah, ka dib markii sida ay sheegtay qaab ula kac ah oo halis ah oo wax u dhimaya howlaha gargaarka askarta Israa’iil iyo burcadda ...

Read More »

Xamas iyo Israel oo isku af-galan la’ heshiis xabbad joojin ah

Himilo-Isara’il iyo Xamaas ayaa isku mari waayay wajiga koowaad ee heshiis xabbad joojin ah oo ka hirgala Gaza iyo siideynta qaar ka mid ah Israa’iiliyiinta u hayaan Xamas. Sarkaal ka tirsan Xamaas ayaa sheegay in kooxdu ay ansixisay sii deynta ...

Read More »

Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV ee Chine ka dilaacay?

Himilo-Dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay xanuun cusub oo soo ritay dad badan, waxaana isbitaalada kuyaalla dalkaasi buux dhaafiyay dad badan oo ka cabanaya fayruska HMPV. hadaba Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV? Human metapneumovirus (HMPV) waa fayras ku dhaca hab-dhiska neefsashada, ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ‘Braille-ka’ ee Farta Indhoolayaasha.

Himilo-Sannadkasta maanta oo kale dunida waxaa laga xusaa maalinta caalamiga ah ee qoraalka farta indhoolayaasha oo la Braille. Qarnigii 19aad bilowgiisa, Faransiiska waxaa ku dhashay wiil yar oo isaga oo saddex jir ah waayay nimcada aragga balse ugu danbeyntii ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan