Himilo – Labada ciyaaryahan ee Real Madrid Isco iyo Luka Jovic ayaa noqday bartilmaameedyada bisha Janaayo ee Everton. Inkastoo labada ciyaaryahan ay ka soo muuqdeen tababaraha cusub ee Los Blancos Carlo Ancelotti, labada ciyaaryahan midkoodna mustaqbal dheer kuma laha Bernabeu. ...
Read More »Author Archives: Ahmed Haaddi
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 68aad
27 September – Maalinta caalamiga ah ee Dalxiiska Adduunka
Himilo – Nolosha malaayiin ruux oo ku nool caalamka ayaa ku tiirsan dalxiiska, halka dowlado badan uu u yahay isha ugu wayn ee dhakhliga soo gala. Dal-xiisku wuxuu ka mid noqday dhinacyada uu saameynta taban ku yeeshay Feyruska Corona, kaas ...
Read More »Tottenham Hotspur oo u aragta Ollie Watkins beddelka Harry Kane
Himilo – Weeraryahanka kooxda Aston Villa Ollie Watkins ayaa kusoo baxay badalka suurtogalka ah ee weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur Harry Kane. Iyadoo saddex sano ay ka harsan tahay qandaraaska xiddiga heerka caalami ee dalka England, Spurs ayaa diiday isku daygii ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 67aad
Messi oo guri kiro ah ka helay Paris
Himilo – Lionel Messi ayaa ku biiray Paris Saint-Germain muddo ka badan bil hadda. Isaga iyo qoyskiisa ayaa ku noolaa Hotel Le Royal Monceau tan iyo markii ay tageen Paris. Laakiin weeraryahanka reer Argentina ayaa hadda helay guri isaga iyo ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 66aad
Qisada haweeneydii seygeeda dhabarka ku siday in ka badan lix sano
Himilo – Mid ka mid ah waddooyinka ay dadku ku badan yihiin ee Qaahira, waxaa dhex socotay haweeney Masaari ah oo la liicaysa seygeeda oo ay ku wado dhabarka, si ay u geyso cisbitaalka. Muuqaal indho qabad leh oo laga ...
Read More »Chelsea oo dalban doonta afar ciyaartoy oo Real Madrid ah beddelka Reece James
Himilo – Chelsea ayaa sheegtay inay afar ciyaaryahan ka dalban doonto Real Madrid haddii Los Blancos ay la soo wareegto daafaca midig Reece James. Tan iyo markii uu ku soo biiray kooxda koowaad ee Blues xilli ciyaareedkii 2019-20, xiddiga heerka ...
Read More »