Home / Author Archives: Mahad Mohamed (page 30)

Author Archives: Mahad Mohamed

La kulan – Qaariga dusha ka qeybsan Qur’anka oo sanbab qura ka neefsada

Himilo – Dhageysiga codkiisa macaan oo uu ku aqrinayo Qur’anka, wuxuu kaa ridayaa qamandhacada ku saaran. Isaga oo ku nool hal sanbab oo u fiyow oo kaliya, Nader Mahmud, oo 21 jir ah, wuxuu dalkiisa Lubnaan ku metelayaa tartanka sannadlaha ...

Read More »

Qoys bisha Ramadaan afur u sameeya bulshada kala Diimaha ah

Himilo – Si joogto ah maalin walba tan iyo bishii Ramadaan sannadkii 2013-ka, qoyska reer Dabbours ee Philadelphia waxay cunno afur bilaash ah u sameeyaan qof kasta oo Ameerikaan ah oo soo booqda, sida laga soo xigtay WHYY. “Waxaynu wax ...

Read More »

Sahan: Muslimiinta waa Dadka ugu badan ee heysta Qanaacada Nolosha

Himilo – Muslimiintu waxay yihiin dadka ugu qanacsanaanta badan nolosha, waayo waxay la nool yihiin kelinimada Eebbe marka lala barbardhigo diimaha kale, daraasad cusub oo lasoo saaray ayaa daaha ka rogtay, sida laga soo xigtay Daily Mail. “Daraasaddu waxay ifinaysaa ...

Read More »

Liverpool oo hoggaaminaysa tartanka loogu jiro Timo Werner

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay wali xiiseynayso xaqiijinta saxiixa weeraryahanka Timo Werner inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Inkasta oo cayaaryahanka reer Jarmal si weyn loola xiririiyay garoonka Anfield, haddana xannuunka safmarka ee Karoona ayaa wax ...

Read More »

War-murtiyeed wadajir ah : Munaasabadda maalinta caalamiga ee xorriyadda saxaafadda 2020

MUQDISHO, Soomaaliya 03 May, 2020 –  Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, anagoo ah hay’adaha hoos ku saxiixan ahna wakiilada suxufiyiinta iyo warbaahinta madaxa-bannaan, waxaan aad uga walaacsanahay handadaadaha, weerarada, iyo cagajugleynta ka dhanka ah warfidiyeenada iyo warbaahinta ...

Read More »

3 May – Maalinta xurriyadda saxaafadda

Himilo – Sannad kasta, 3 May waa taariikh loo dabaal-dego tiirarka aasaasiga u ah xurriyadda saxaafadda si loo qiimeeyo heerka xurriyadeed ee warbaahinta dunida; loogana difaaco weerarrada ku foolan madax-bannaanidooda iyo in ugu danbeyntii tacsi loo diro ehellada suxufiyiinta u ...

Read More »

Taariikhda Baana Cali; Xiddigii kubadda Koleyga Soomaaliya

Himilo – Allaha u naxariisto Injineer Baana Cali waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sannadkii 1965-kii, isaga oo waxbarashada aasaasiga ah ku soo qaatay dugsiyada Raage Ugaas iyo Macallin Jaamac inta aanu waxbarashada sarre ee Injineeriyadda ku diyaarin jaamacaddo ku ...

Read More »

Paris Saint-Germain oo lagu abaal mariyay hanashada horyaalka Ligue 1

Himilo – Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu abaal mariyay hanashada horyaalka Ligue 1 kaddib markii loo hakiyay dhibaatada faafifeysa ee dunida saameysay coronavirus sida ay werisay warsidaha France ee L’Equipe, tanina waxay fursad weyn u tahay kooxda Liverpool si looga ...

Read More »

Waa immisa Muslimiinta ku nool caasimadda Moscow?

Himilo – Madaxa golaha fatwada ee Ruushka Raawi Ceynu Diin ayaa sheegay in tirada Musliimiinta magaalada Moscow tahay 2.5 Milyan oo qofood. Mr Raawi ayaa shaaca ka qaaday xogta kaddib markii uu qabsoomay kulanka 7aad ee golaha fatwada Ruushka oo ...

Read More »

Bayern Munich oo wali xiiseynaysa Leroy Sane

Himilo – Saxafiga Dharmesh Sheth ayaa sheegay in Bayern wali xiiseynayso saxiixa weeraryahanka Manchester City Leroy Sane suuq furanka xagaaga soo socda. Kooxda heysata horyaalka Bundesliga ayaa si weyn loola xiriiriyay cayaaryahanka Jarmalka kahor ol-olaha 2019-20 laakiin dhaawac canqowga ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan