Home / Arrimaha Bulshada (page 32)

Arrimaha Bulshada

1 May – Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Himilo – Kowdii Bishii May sanadkii 1886 xoogsato badan ayaa isugu soo baxay jidadka dalka Maraykanka – halgan weyn oo ay ku doonayeen in lagu yareeyo saacadaha shaqada oo aheyd 12 saacadood lagana dhigo 8 saacadood oo kaliya maalin kasta. ...

Read More »

Suuqa shaqada Soomaaliya: Waa hal ubadku ka baahanyahay oo u irmaan ajaaniibta bulshada bariga Afrika!.

Himilo – Soomaaliya ayaa  u noqotay dalalka Kenya iyo Uganda il dhaqaale oo si deg deg ah kobac u sameynaya. Dadka Kenyanka ah ee ka shaqeeya gudaha Soomaaliya waxay sannadkii u diraan dalkooda $180 milyan, halka Uganda ay ka hesho ...

Read More »

Duuliye ka dhergay qamri badan oo sabab u noqday in la baajiyo duulimaad Caalami ahaa

Himilo – Shirkadda Diyaaradaha Japan ee Japan Airlines (JAL) ayaa kansal garaysay Duullimaad dheer ee Cirif-ka-Cirifka Adduunka, kadib, markii Duuliyihii ku qornaa Duullimaadkaasi uu Khamri badan ku cabay mid ka mid ah Hoteelada magaalladda Dallas ee Gobalka Texas ee dalka ...

Read More »

28 April – Maalinta Caalamiga ee Badbaadada iyo Badqabka Goobaha Shaqada

Muqdisho – Maalin kasta, 6,300 oo qof ayaa u dhinta natiijada shilalka ku yimaada howl-maalmeedkooda ama siyaalo kale oo la xiriira – in ka badan 2.3 milyan oo xoogsato ama shaqaale ah ayaa sanadkiiba u geeriyooda. 317 milyan oo shilal ...

Read More »

Maqaal:Xilli-roobaadka iyo xanuunka duumada

Himilo – Waxaa dalka ka curtay roobkii Gu’ga.Waxa uu yimid waqti baahi wayn ay u qabeen ummadda Soomaaliyeed oo la daalaacayay kuleyl darran iyo abaar weli saameynteeda tabani taagan tahay. Marka laga yimaado in biyaha roobka ay innaga caawiyaan inaan ...

Read More »

25 April – Maalinta Caalamiga ee Duumada

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sanad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu garowsado dadaallada caalamiga ah ee lagu maareynayo cudurkan. Duni ahaan, 3.3 bilyan oo ku kala nool 106 ...

Read More »

23 April – Maalinta caalamiga ee buugga iyo xuquuqda Lahaanshaha

Himilo – Maalinta buugga iyo xuquuqda Lahaanshaha ama Copy-right-ka waa dhacdo sannadle ah oo ay soo agaasinto hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, culuumta iyo waxbarashada ee UNESCO. Sannad kasta 23 bisha April ayaa la xusaa. Dhacdada gaarka ah ee munaasabadda ...

Read More »

India: Naafada iyo dadka da’da ah oo fursad u helay inay codkooda dhiibtaa iyagoo xaafadahooda jooga.

Himilo – Gudiga doorashooyinku waxay ku dhawaaqeen in gurigooda iyagoo ku sugan ay codkooda dhiiban karaan dadka lixaadda la’ iyo waayeelka, iyadoo sadax heer lookala qaaday nidaamka cod dhiibashada dalkaa. tani waa markii ugu horeyse oo fursad noocaan ah ay ...

Read More »

Fadeexad soo wajahday Orodyahano u kala dhashay Kenya & Itoobiya

Himilo- Orodyahanno Afrikan ah oo u kala dhashay Kenya iyo Itoobiya ayaa wajahaya fadeexad, kuwaaso la sheegay inay gacan ku siiyeen inuu kaalinta koowaad ku soo baxo orodyahan Shiinaha u dhashay oo ka qaybgalayay tartanka orodka oo lagu qabtay Beijing. ...

Read More »

7 April – Maalinta gocashada xasuuqii Rwanda 1994

Himilo – Bishii April sanadkii 2004 ayay markii ugu horreysay QM aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee is-tusidda Xasuuqii Rwanda. Xuska Maalintanna waxaa tan iyo markaasi  lagu qabanayay caasimaddo kala duwan sida Kigali, New York, Dar-es-Salaam iyo Geneva. Wixii ka dhacay Rwanda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan