Home / Arrimaha Bulshada (page 90)

Arrimaha Bulshada

Haweeneyd dhashay cunug u eg Rah

Harare – Dadka ayaa is weydiinaya su’aalo dhowr ah kadib markii haweeney ku nool Zimbabwe ay dhashay ilmo u eg sida Raha. Si kastaba, isbitaalka ayaa sheegay inaysan falanqeyn caafimaad ka bixin karin sababta ay haweeneydan u dhashay cunugan aan ...

Read More »

Kaalinta goobaha lagu xanaaneeyo carruurta

Muqdisho – Maqalka aad maqlaysaan waa carruur aad u yaryar oo aqrinaya xadiis Nabi. Balse hamoodin inay joogaan dugsi Qur’ankii badi dadkeennu diinka kusoo barteen – hana u qaadan inay ku jiraan iskoolladii heerka dhexe iyo sare isugu jiray. Waa goob ...

Read More »

Raxan Jiir ama Doolli ah oo nolosha ku cunay cunug 3 bilood jir ah

Muqdisho – Cunug yar ayaa dhimatay kadib markii hooyadeed ay kaligeed kaga tagtay gurigeeda iyada oo aaday baar lagu caweeyo habeenkii, marka loo eego booliska dalka South Africa. Booliska Johannesburg ayaa sheegay inay xireen haweeney 26-jir ah oo aan la ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan