Himilo-Hay’adda caafimaadka Midowga Afrika ee loo soo gaabiyo ‘CDC’ ayaa ku dhawaaqday in xanuun-ka MPOX uu yahay xaalad caafimaad oo degdeg ah, kaddib markii faafitaanka xanuunkaasi uu kordhay tan iyo bilowgii July. Madaxa Xarunta Xakamaynta iyo Ka-hortagga Cudurrada ee Afrika ...
Read More »Caafimaad
Daraasad: In ka badan 47,000 oo qof oo kulayl dartiis ugu geeriyootay Europe.
Himilo-In ka badan 47,000 oo qof ayaa ku dhintay Yurub sanadkii 2023 sababo la xiriira kuleylka daran, iyadoo wadamada koonfurta Europe ay yihiin kuwa ugu xun, sida ay sheegtay warbixin uu soo saaray Machadka Caalamiga ah ee Caafimaadka Barcelona (ISGlobal). ...
Read More »Daraasad: 25% dawooyinka Afrika laga isticmaalo waa been abuur, waxayna sababeen dhimashada 500,000 oo qof
Himilo – Cilmi-baaris muhiim ah ayaa soo jeedinaysa in ilaa 25% daawooyinka Afrika laga isticmaalo inay yihiin kuwo been-abuur ah ama tayo xun leh, taasoo keenaysa walaac ku saabsan inay sabab u tahay dhimashada bukaanno tiro badan. Cilmi-baarayaal ka socda ...
Read More »Haweeney labo bilood oo xabsi ah ku mutaysatay Ey ay aad u quudisay .
Himilo-Haweeney u dhalatay dalka New Zealand ayaa lagu xukumay labo bilood oo xarig ah, kaddib markii ay si xad dhaaf ah u quudisay eygeeda, taasoo sababtay in uu socon waayo Tobadn mitir. Miisaankiisu waxa uu gaaray 53.7kg lugihiisa yaryarna waxay ...
Read More »28 July – Maalinta caalamiga ee Cagaarshowga
Himilo – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga waxaa la xusaa 28 July sannad kasta si dunida loogu mideeyo kor u qaadista wacyiga la xiriira mushikiladda guud ee cudurka iyo in lagu dhiirr-geliyo is-baddal dhab ah. Waa maalin fursad looga dhigay biirinta ...
Read More »Tirada dadkii sannadkan ku dhintay Xajka oo korortay iyo Sacuudiga oo war soo saaray
Waxii sii kordhaya tirada dadka ku dhintay sannadkan gudashada waajibaadka Xajka, waxaana dadka dhintay intooda badan la sheegay in ay ahaayeen kuwa aan heysan ruqsada rasmiga ah ee la siiyo xujeyda. Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in tirada dadka ku dhintay ...
Read More »13 June – Maalinta Caalamiga ah ee wacyigelinta xannuunka Albinism-ka
Himilo – Albinism oo ka mid ah cudurrada dhaxalka ku yimaada, wxxuu ku dhacaa maqaarka isaga oo sababa inuu wada caddeeyo jirka ruuxa oo dhan illaa timaha madaxa iyo sunniyaha, sabab la xiriirta maadada midabeysa jirka ee Melinin-ka oo ka ...
Read More »Qormo: Maxaa xal u ah caqabadaha haysta deegaankeenna?
Himilo – Qormadaan waxay ka tarjumeysaa aragtida qoraaga, waxa uuna diiradda ku saarayaa fahanka deegaanka, caqabadaha ku foolan iyo rajada bidhaameysa. Fahanka Deegaanka Deegaanku waxa uu ka kooban yahay waxyaabo dabiici ah ee aynu ku nool nahay ama nagu hareeraysan, ...
Read More »16 May, maalinta Caalamiga ah ee Iftiinka
Himilo – Iftiinku waxa uu kaalin dhexe ka ciyaaraa nolosheena. Heerka aasaasiga ah, iyada oo loo marayo photosynthesis, iftiinku waa asalka nolosha laftiisa. Daraasadda iftiinka waxay horseedday ilo tamar beddel ah oo rajo leh, horumar caafimaad oo naf-badbaadin ah oo ...
Read More »Qofkii ugu horreeyay aduunka ee loo galiyo kelyo doofaar oo geeriyooday
Himilo – Rick Slayman, oo 62 jir ah, ayaa geeriyooday bilo kaddib markii uu noqday qofkii ugu horreeyay aduunka oo la galiyo kelyo doofaar. Dhacdadan oo ahayd tallaabo dhanka caafimaadka loo qaado ayaa lagu sameeyey Isbitaalka Guud ee Massachusetts bishii ...
Read More »