Home / Caruurta (page 11)

Caruurta

Haweenay 6 cunug ku dhashay sagaal daqiiqo gudaheed!

Himilo FM –Haweenay Mareykan ah ayaa lix cunug ku dhashay muddo sagaal daqiiqo ah isbitaalka The Woman’s Hospital of Texas‎ ee dalka Mareykanka sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Tailama Tachaka ayaa dhashay lix cunug oo labo kamid ah yihiin ...

Read More »

Diyaarad dib ugu soo laabatay garoon markii cunug yar laga tagay!

Himilo FM –Diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay Sacuudiga oo ku socotay Kuala Lumpur ayaa si deg deg ah ugu soo laabatay garoonka magaalada Jeddah kaddib markii haweenay kamid ah rakaabka illowday cunuggeeda oo ay kaga tagtay garoonka. Muuqaal la ...

Read More »

Muxuu sameeyay wiil gurigiisa looga ceyriyay natiijooyinkiisa dugsiga awadeed?

Himilo FM –Booliiska gobalka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa farriin ka helay wiil 15 jir ah oo sheegtay in hooyadii ka soo ceyrisay guriga islamarkaana u diiday inuu galo kaddib markii uu ka soo laabtay dugsiga. Sida laga soo xigtay ...

Read More »

Ciraaq: Aabe u guuriyay wiilkiisa oo 11 jir ah!

Himilo FM –Arooska 11 jirka ayaa dood kulul ka dhaliyay baraha bulshada dalka Ciraaq iyadoo dad badan ka soo horjeesteen halka kuwa kale ku maadeysteen inkastoo inyar boggaadiyeen guurka iyaga oo ku tilmaamaya arrin caadi ah oo bulshada la nooleyd ...

Read More »

Maxay tahay sababta cunug yar oo dhashay loogu bixiyay “cunuggii madaxa adkaa”

Himilo FM –Sawir laga soo qaaday cunug ku dhashay isbitaal ku yaalla Vietnam ayaa qabsaday baraha bulshada iyadoo sawirka uu muujinayo cunugga yar oo ku dheggan dhaqtar ilbiriqsiyo kaddib markii uu ku soo biiray dunida. Sida laga soo xigtay wargeyska ...

Read More »

Caano nuuggii ugu miisaanka yaraa caalamka oo laga saaray isbitaal

Himilo FM –Caano nuug wiil ah oo ku dhashay culeys dhan 268 garaam ayaa laga saaray isbitaal ku yaalla jabaan, waxaana la aaminsan yahay inuu yahay cunuggii ugu miisaanka yaraa caalamka oo dhan. Waxaa loo dhaliyay wiilka habka deg degga ...

Read More »

10 jir wacay booliiska Indiana si looga caawiyo layli waxbarasho!

Himilo FM –Arday da’diisu tahay 10 jir ayaa wacay booliiska gobalka Indiana ee dalka Mareykanka si looga caawiyo layli waxbarasho oo loo diray. Wiilka yar ayaa la xiriiray qeybta xaaladaha deg degga ah ee booliiska isaga oo hadalkiisa ku bilaabay ...

Read More »

Baaritaan: Isbadalka cimilada oo saameyn ku leh dhalashada lab iyo dhedig!

Himilo FM –Saynisyahano katirsan machadka Hugai ee dalka Jabaan ayaa shaaciyay in isbadalada iyo musiibooyinka xagga cimilada inay saameyn ku leeyihiin dhalashada carruurta iyadoo wiilasha yihiin kuwa ugu nugul. Sida laga soo xigtay baarayaasha, duruufaha cimilada ee xun ayaa saameeyay ...

Read More »

QM oo markii ugu horreysay maalin gaar ah u asteysay waxbarashada

Himilo FM – 3 bishii December, sannadkii hore golaha ammaanka ee jamciyadda qurumaha ka dhaxaysa waxay go’aansadeen in sannadka kasta 24 Janaayo loo gaar yeelo wayneynta waxbarashada wixii hadda ka danbeeya. Markii ugu horreysay 24-kii bishan ayaa si wada jir ...

Read More »

Lamaane $136 ku iibsaday cunug ay dhaleen!

Himilo FM – Labo haween ah iyo seddax rag ah ayaa lagu xiray magaalada Sharjah ee dalka Imaaraadka Carabta kaddib markii lagu helay inay si sharci darro ah ku kala iibsadeen dhalaan yar. Haweeneyda cunugga dhashay oo ka soo jeeda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan