Muqdisho – Jabaan ayaa qorsheyneysa tallaabo ay kor ugu qaadeyso tirada heerka dhalasho–iyada taas ku xoojinaysa inay bilowdo daryeel bilaash ah oo ilmo-dhalista ah iyo canshuur dhimis–si ay uga hortagto inaysan tira-yaridu carqladeyn kobaca dhaqaale ee dalka dhaca bariga fog ...
Read More »Caruurta
Kaalinta goobaha lagu xanaaneeyo carruurta
Muqdisho – Maqalka aad maqlaysaan waa carruur aad u yaryar oo aqrinaya xadiis Nabi. Balse hamoodin inay joogaan dugsi Qur’ankii badi dadkeennu diinka kusoo barteen – hana u qaadan inay ku jiraan iskoolladii heerka dhexe iyo sare isugu jiray. Waa goob ...
Read More »Gabar La Xaday iyadoo Dhalan 8 saac Oo 18 Sano Ka Dib La Helay.
Muqdisho – 1998-dii inan yar oo saacado dhalaneyn ayaa waxaa laga afduubtay isbtaal ku yaala degmada Jacksonville ee gobolka Florida. 18 sano ka dib ayaa la helay iyadoo gashaanti ah caafimaad qabta oo reero kale la nool iskuul sarana dhameysay. ...
Read More »Raxan Jiir ama Doolli ah oo nolosha ku cunay cunug 3 bilood jir ah
Muqdisho – Cunug yar ayaa dhimatay kadib markii hooyadeed ay kaligeed kaga tagtay gurigeeda iyada oo aaday baar lagu caweeyo habeenkii, marka loo eego booliska dalka South Africa. Booliska Johannesburg ayaa sheegay inay xireen haweeney 26-jir ah oo aan la ...
Read More »Caruurta ay dhaleen hooyooyinka shaqeeya oo daraasad ay muujisay in ay uga fiican yihiin caruurta hooyooyinka kale dhinacyo badan.
Daraasad ay si wadajir ah u sameeyeen jaamacadaha Oxford iyo London School of Economics ayaa daaha ka qaaday in caruurta waalidiintooda ay shaqeeyaan labadoodaba ay meelo badan uga fiican yihiin caruurta kale ee waalidkooda aysan shaqeyn gaar ahaan hooyada . ...
Read More »