Home / Caruurta (page 6)

Caruurta

Indonesia: Ol-ole carruurta looga weecinayo taleefanada caaqilka ah oo guuleystay

Himilo – Duqa magaalada Bandung ee dalka Indonesia ayaa shaaciyay in uu guuleystay ol-ole ujeedkiisu ahaa in carruurta dalkaasi looga weeciyo isticmaalka taleefanada caaqilka ah iyada oo shaqo looga dhigayo xannaaneynta diggaaga. Oded Daniel ayaa billaabay ol-olaha xannaaneynta diggaaga bishii ...

Read More »

Maxay dhallaanka ku biirinaysaa haddii guriga looga hadlo inka badan hal af?

Himilo – Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in carruurta qoysaska ku hadla afaf kala duwan la qabsan karaan macluumaadka si dhaqso ah oo ka badan dhallaanka kale sida ay qortay wakaaladda Jarmalka. Baarayaasha daraasadda oo ay sameysay jaamacadda Angelia ...

Read More »

Sacuudiga: Macallin ardaygiisa ugu tabarucay kelli

Himilo – Tallaabo bini’aadanimo oo ka tarjumeysa naxariis, macallin u dhashay Sacuudiga ayaa ugu deeqay kelli mid kamid ah ardaydiisa isaga oo siiyay fursad uu ku noolaan karo kaddib sannado uu ardayga ka cabanayay kelyaha oo fariistay. Sida uu qoray ...

Read More »

Gabar dhalatay iyada oo carreysan oo qabsatay baraha bulshada Brazil

Himilo – Sida caadiga ah, dhallaanka marka ay ku soo biirayaan dunidan, waxa ugu horreeya ee lagala kulmo waa qeylo ama oohin balse xaaladda cunug yar oo ku dhalatay Brazil way ka duwaneyd. Sida ay muujiyeen sawirro uu baahiyay wargeyska ...

Read More »

Lakulan – Gabadha 5 jirka ah ee xifdisan magacyada madaxdii soo martay dalkeeda

Himilo – Qabashada magacyada madaxda way ku adag tahay dad badan laakiin waa mid u sahlan gabadha reer Mareykan ee Brooke Ryan. Gabadha yar oo aysan da’deeda dhaafsiisneyn 5 sanno ayaa xifdisan magacyada 45-kii madaxweyne ee soo martay Mareykanka sida ...

Read More »

5 jir aragga la’ oo xafiday Qur’aanka kariimka

Himilo – Xuseen Maxamed Tahir, waa shan sanno jir aragga naafa ka ah oo xafiday dhammaan kitaabka quraanka, waxaa ka caawiyay taasi dhageysiga raadiyaha. Waxa uu arag la’aan ahaa tan iyo markii uu dhashay, waalidiintiisa waxay deggan yihiin dalka Sacuudiga ...

Read More »

Masar oo sugeysa dhalashada cunuggii buuxin lahaa tirada 100-ka Milyan ee shacabka dalkaasi

Himilo – Masar ayaa rajeynaysa dhalashada cunuggii buuxin lahaa tirada 100 Milyan ee shacabka dalkaasi sida laga soo xigtay waaxda tirakoobyada. Mas’uul katirsan sanduukha QM ee dadka Masar Alexander Poderosa ayaa sheegay in dhalashada cunugga la filayo uu kamid noqon  ...

Read More »

Kolkata: Borofeesar boqolaal carruurta darbi-jiifta ku quudiya hareeraha waddooyinka

Himilo – Dalka Hindiya waxaa ku nool carruur badan oo la dhibtoonaya nafaqa-darro. 40% dadka dalkan waxaa la sheegaa inay dayacaan wax soo-saarka cuntada. Si kastaba tiro badan oo carruur ah ayaa ku dayacan waddooyinka dalkaasi, balse nasiib wanaag qaar ...

Read More »

Lakulan – Haweeneyda 50-kii sanno ee lasoo dhaafay xannaaneysay 600 carruur ah

Himilo – Linda Herring had iyo goor waxay dooneysay qoys weyn laakiin ma aysan filaneynin inay xannaaneyn doonto inka badan 600 carruur ah kuwaasi oo gurigeeda ka helaya hoy, cunno, dhar iyo waxa ugu muhiimsan oo ah jaceyl aan dhammaad ...

Read More »

Immisa carruur ah ayaa dhalatay maalintii ugu horreysay ee sannadka 2020-ka?

Himilo – Maalintii ugu horreysay sannadka 2020-ka, ku dhawaad 392 kun oo cunug ayaa ku dhashay caalamka oo dhan sida laga soo xigtay hay’adda Qaramada Midoobay. UNICEF ayaa sheegtay in Hindiya ay ku dhasheen dhallaanka ugu badan oo gaaraya 67,000, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan